Gedo Sports Federation G S F

Gedo Sports Federation G S F Kusoo dhawada gacmo furan adinkoo ilaalinayo nadamka pagekan! Mahadsanidiin.

08/11/2012

GSF waxay lasoosocotaa wacdaroyin aan horay loo agar waxaana kajawaabi doono wacdarooyinkaas sanadka danbe ciyaartooyda gobolka insha alah

maxaa kasoo socdo GSF waayada soo socdo fadlan nagala soo qeeb gal GSF tournament 2013
04/11/2012

maxaa kasoo socdo GSF waayada soo socdo fadlan nagala soo qeeb gal GSF tournament 2013

Sports unite tow diffrent peole.  Karim El Ahmadi,  Darren Bent and Richard Dunne, dhaman ragan waa sxbo waxay kusaxiibe...
30/10/2012

Sports unite tow diffrent peole. Karim El Ahmadi, Darren Bent and Richard Dunne, dhaman ragan waa sxbo waxay kusaxiibeen Sportska hadana waxay wada imaadeen misaajidka oo ay ciida kasoo wada qeeb galeen dabcan barina way soo muslimayaan bal il dawo coyaartoydii aa tiqiinay oo maanta misaajidka kujira

The Official Aston Villa FC website, featuring news, fixtures, ticket information, player profiles, hospitality, match highlights and live audio commentary of every game

27/10/2012

GSF is coming soon and young people will enjoy

25/10/2012

●▬▬▬▬▬▬▬▬▬ஜ۩۞۩ஜ▬▬▬▬▬▬▬▬▬●
♥♥(¯*•๑۩۞۩:*♥ Eid Mubarak :۩۞۩๑•*¯)♥♥
●▬▬▬▬▬▬▬▬▬ஜ۩۞۩ஜ▬▬▬▬▬▬▬▬▬●
dhamaan asxaabta meel walba oo aad joogtaan waxaan idin leenahay kulu caam wa antum bikheer

23/10/2012

waxaa diyaar u ah inay nagala qeeb qaatan ciyaaraha GSF Cup ee sanadaka danbe in kabadan 10 ciyaartooy oo dalka dib ugu soolabanaayo kana qeeb galaayo 2013 GSF tournament, please come and join us

22/10/2012

ma ahan spots ka arin ku kooban wiilasha oo kaliya lkn waa arin loo dhanyahay dhamaan bulshada oo dhan. please come and join us all of you

22/10/2012

Sports ka waa nabad, waa hurumar, waa Isdhaxgal bulsho, waa iskusoo dhawaasho, waa niyad wanaagsan, waa caafimaad, waa maxabo iyo isjacey. hadaad donaysid intasba fadalan lagalasoo qeebgal GSF tournament 2013

21/10/2012

waxaa si qurux badan kusoo dhamaday kulankii 4rad ee GSF ay yeeshaan, lana yeeshaan xubno muhim ah oo dhanka Sports ka ah. waxaa nooga qeeb galay Mr:Ahmed Farah Yusuf (Gani) oo kamid ahaa ciyaartooydii gobolka haatana kamid ah asasayaasha GSF, waxaa sidoo kale kala qeeb qaatay kulankaas oo kuweheliyay Abdi Jama oo ah madaxa ugu sareeyo kubada miiska soomaliya iyo kabtanka kooxda kubada cagta qaranka Somaliya Cise Adan Abshir, dhamaan xubnaha GSF iyo dadkii kalaba waxay soodhaweeyeen una hanbalyeeyeen waxqabadka cusub ee GSF iyo tilaabooyinka muhiinka ah ee dhanka Sportiga

19/10/2012

kulankii caawa Gedo Sports Federation G S F aylahaayeen oo guul kusoo dhamaaday iyo hurumar lagaarayo waxqabadaka Sports ka gobolka oo soodhawaaday

Kusoo dhawada gacmo furan adinkoo ilaalinayo nadamka pagekan! Mahadsanidiin.

Nadiga Baay ee Garbo!
19/10/2012

Nadiga Baay ee Garbo!

Adresse

Vevelstadåsen 7
Langhus
1405

Telefon

+4794112882

Nettsted

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Gedo Sports Federation G S F legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Kontakt Bedriften

Send en melding til Gedo Sports Federation G S F:

Del