31/05/2026
Osman yaaa osmaaan kaayaabay anigu🔥
Xagaagaan asagoo iska dhaawac ahaa hadana 41 kulan, kudhaliyay 20 gool iyo 12 Caawin.
Ucl-kana 8 gool dhaliyay 12 game saftay,
, Big player waaye🔥
Ballond'or markale dafo macquula🔥