FAST GOAL

FAST GOAL Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from FAST GOAL, Sports, Nairobi.

📢 Ku soo biir! ⚽🔥
Waxaan halkaan kuugu soo gudbin doonaa dhammaan goolasha ka dhasha kulamada Premier League ⚽🔥 1 daqiiqo ka dib halkan ka daawo – adigoo is dhibin, storygeyga ayaan ku soo dhigayaa mar walba! 🎯🏆 iyo golasha laliga iyo kuwa kale👀👀

03/09/2026

Eden Hazard cajiib ayuu ahaa ninkaan horiyalka masoo marin xidig man to man loo raacdo ninkaan ayaa ugu danbeeyey

Shere sii dhaha rer Chelsea halkaan ma joogaan

03/09/2026

Reer Chelsea warkaan run miyaa konsa iyo Lacroix yaa fiican😃

Rer arsenal Chelsea haka xanaajina 😃

🚨🇲🇨 CEO-ga Monaco oo ka hadlay Lamine Camara!Thiago Scuro: “Lamine Camara wuxuu naga codsaday inaan xal u raadinno sidii...
03/09/2026

🚨🇲🇨 CEO-ga Monaco oo ka hadlay Lamine Camara!

Thiago Scuro: “Lamine Camara wuxuu naga codsaday inaan xal u raadinno sidii uu kooxda uga tagi lahaa. Waxaan u sharaxnay sababihii aan go’aankaas u qaadanay.” 👀

“Waxaan sii wadi doonaa inaan ixtiraamno oo aan si wadajir ah ula shaqeyno.” ✅

“Anigoo og maskaxdiisa iyo dabeecaddiisa, wuxuu sii wadi doonaa dhismaha iyo horumarinta mustaqbalkiisa ciyaareed.” 🔝🔥

🇸🇳 Lamine Camara weli wuxuu diiradda saarayaa mustaqbalkiisa! 👀⚽

Mustaqbalka ayeey uga ciyaareen ninkaan Monaco

🚨🔵 UPDATE: Chelsea ayaa diiday Georginio Wijnaldum!Chelsea ayaa go’aansatay inaysan lasoo saxiixan Wijnaldum, iyagoo aam...
02/09/2026

🚨🔵 UPDATE: Chelsea ayaa diiday Georginio Wijnaldum!

Chelsea ayaa go’aansatay inaysan lasoo saxiixan Wijnaldum, iyagoo aaminsan in Jordan Henderson uu kooxda uga filan yahay khadka dhexe. 😭😂

❌ Wijnaldum kuma biirayo Chelsea.

Barcelona iyo nuberska ciyaartooyda 👇
02/09/2026

Barcelona iyo nuberska ciyaartooyda 👇

🚨🔥 Chelsea suuqa kala iibsiga xagaaga 2026 si waali ah ayay u shaqeysay!🔵 Kuwa Chelsea kusoo biiray:🔸 Morgan Rogers — £1...
02/09/2026

🚨🔥 Chelsea suuqa kala iibsiga xagaaga 2026 si waali ah ayay u shaqeysay!

🔵 Kuwa Chelsea kusoo biiray:
🔸 Morgan Rogers — £119M
🔸 Maxence Lacroix — £53M
🔸 Marco Palestra — £49M
🔸 Geovany Quenda — £44M
🔸 Valentin Barco — £35M
🔸 Emmanuel Emegha — £22M
🔸 Pep Chavarria — £16M
🔸 Denner — £9M
🔸 Emiliano Martínez — £8M
🔸 Danny Welbeck — £5M
🔸 Dastan Satpayev — £3M
🔸 Jordan Henderson — FREE 🆓

🔴 Kuwa Chelsea ka baxay:
🔸 Enzo Fernández — £121M
🔸 Andrey Santos — £49M
🔸 Nicolas Jackson — £48M
🔸 Marc Cucurella — £47M
🔸 Liam Delap — £45M
🔸 Trevoh Chalobah — £26M
🔸 Tyrique George — £18M
🔸 Marc Guiu — £13M
🔸 Benoît Badiashile — £3M (amaah)
🔸 David Datro Fofana — £2M
🔸 Deivid Washington — £14M

💸 Lacagta ay Chelsea bixisay: £363M
💰 Lacagta ay ka heshay iibka ciyaartoyda: £386M
📊 Faa’iidada saafiga ah: £23M 💰

😳 Chelsea waxay xagaagan ka heshay iibka ciyaartoyda in ka badan £386M!

🔵 Ma u aragtaa in Chelsea si fiican u maamushay suuqa kala iibsiga?

Chelsea suuqan se rabto ayeey ka sameysatay😃

Ninkaan qof ka hadleeso ma  jirto miyaa😃Tosin Adarabioyo the goat 🐐
02/09/2026

Ninkaan qof ka hadleeso ma jirto miyaa😃

Tosin Adarabioyo the goat 🐐

🚨 𝐎𝐅𝐅𝐈𝐂𝐈𝐀𝐋: Enzo Fernández ayaa Manchester City u xiran doona funaanadda No. 17️⃣! 🔵✨Lambarkan ayaa horey loogu yaqaanay...
02/09/2026

🚨 𝐎𝐅𝐅𝐈𝐂𝐈𝐀𝐋: Enzo Fernández ayaa Manchester City u xiran doona funaanadda No. 17️⃣! 🔵✨

Lambarkan ayaa horey loogu yaqaanay halyeeyga khadka dhexe ee City, Kevin De Bruyne. 👀

🇦🇷 Enzo Fernández — No. 17
👑 Kevin De Bruyne — No. 17

Ma awoodi doonaa Enzo inuu raadkii KDB sii wado? 🤔🔥

🚨👀 XIDIGO BADAN WELI WAA LAGA HELI KARAA SI FREE AGENT AH! 😳🔥🇫🇷 Paul Pogba🏴 Jadon Sancho🇪🇸 Dani Carvajal🇪🇸 Sergio Ramos🇫...
02/09/2026

🚨👀 XIDIGO BADAN WELI WAA LAGA HELI KARAA SI FREE AGENT AH! 😳🔥

🇫🇷 Paul Pogba
🏴 Jadon Sancho
🇪🇸 Dani Carvajal
🇪🇸 Sergio Ramos
🇫🇷 Karim Benzema
🇦🇹 David Alaba
🇧🇷 Philippe Coutinho
🇨🇮 Yves Bissouma
🏴 Raheem Sterling
🇩🇿 Riyad Mahrez
🇺🇦 Oleksandr Zinchenko
🇨🇮 Wilfried Zaha
🇭🇷 Marcelo Brozović
🇵🇹 Renato Sanches

👀 Kooxdee ayaad u aragtaa inay saxiixato mid ka mid ah ciyaartoydan?

👇 Magaca kooxda aad taageerto ku qor faallooyinka! 🔥⚽

Xariifkaan rer Chelsea  ilaa hada waa ka  samri waayen halkoo saacad suuqa hana loo furo kulahaa😂Ninkaas wa ku daaye rer...
02/09/2026

Xariifkaan rer Chelsea ilaa hada waa ka samri waayen halkoo saacad suuqa hana loo furo kulahaa😂

Ninkaas wa ku daaye rer Chelsea Janaayo le isku diyaariya 👋😃

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FAST GOAL posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category