11/08/2025
๐จ ๐๐๐๐ ๐๐: Manchester City ayaa ka fiirsanaysa inay dhaqaaq ku sameyso Rodrygo kadib bixitaanka ciyaartooy muhiim ah! ๐ฃ๐ต
Grealish waa la fasaxay, McAtee iyo Savinho-na waxay dhowaan ka bixi karaan kooxda, iyadoo City ay Rodrygo u aragto bartilmaameed riyo ah, Guardiola-na uu taageere weyn u yahay.
Real Madrid ayaa diyaar u ah inay fasaxdo haddii Rodrygo uu doonayo inuu baxoโฆ haatan waxa uu ku faraxsan yahay Real, waana arrin adag inuu macsalaameeyo.
๐๐ง๐ท Real waxa ay ku dalban doontaa ku dhowaad โฌ100m qiimaha Rodrygo.