Liverpool Somali supporters

Liverpool Somali supporters Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Liverpool Somali supporters, Sports Team, Nairobi.

Kusoo dhowow Teegeere Page-ka Liverpool Somali Supporters waxaad ka helaysaa bartan Wararka kooxda update ah Falanqayn Video iyo Qoraalo Analysis ah iyo Wararka suuqa kooxda.

C  I  Y  A  A  R  T  A        M  A  A  N  T  A🎮Ciyaarta: Liverpool vs Ipswich town 🏆Tartanka: Premier League, Matchweek ...
04/09/2026

C I Y A A R T A M A A N T A

🎮Ciyaarta: Liverpool vs Ipswich town
🏆Tartanka: Premier League, Matchweek 3
📆Taariikhda: Jimce,4seb 2026
⏰️Waqtiga: 10:00 habeenimo XGA
🏟Garoonka: Portman Road Stadium, Ipswich
👨‍⚖️referee: Dareen england

Liverpool ayaa 2dii kulan ee dambeeyay barbaro gashay taas oo ka dhigan in liverpool 6kulan oo xidhiidha aanay gaadhin wax guula ah tan iyo 2012 .

Sidoo kale Liverpool 10ki kulan ee awayga ahaa ee ay ciyaartay waa kuwan ,

Win draw lose
2 2 7

Suaashu waxay tahay Iraola wax maka bedeli karaa kulamada soo socda qaabka liverpool u ciyaarayso mise jugtu way ku socoMohamed Abdi Abdi Abdi Abdi

SOO DHACYEEY 🔥🚨🎲saadasha qaar kamida adminada ay ku saadaliyen kulanka habeen dambe .👑best taagere adiguna noogu reeb qa...
03/09/2026

SOO DHACYEEY 🔥🚨

🎲saadasha qaar kamida adminada ay ku saadaliyen kulanka habeen dambe .

👑best taagere adiguna noogu reeb qaybta faalada , saadashada kulanka habeen dambe si aanu ku so qaadano hadad saxdo .

Mohamed Abdi

Mohamed abdi ❌️ fabrizo somali ✅️😂sidaan h**e idinku sheegayba kulanka habeen dambe  wa diyaar 🔥
03/09/2026

Mohamed abdi ❌️
fabrizo somali ✅️😂

sidaan h**e idinku sheegayba kulanka habeen dambe wa diyaar 🔥

🚨🔴𝗗𝗘𝗚-𝗗𝗘𝗚 : bradley barcola waa diyaar kulanka jimcaha ee ipswich town 🤯

Mohamed Abdi

DHEEMANKI DHIIQADA ISKU TUURAY 💎wa sidii wiil ay dhaleen qoys taajirin ah oo jeclaaday nolosha faqiirnimada si u soo tij...
03/09/2026

DHEEMANKI DHIIQADA ISKU TUURAY 💎

wa sidii wiil ay dhaleen qoys taajirin ah oo jeclaaday nolosha faqiirnimada si u soo tijaabiyo , se markuu xaqiiqada ogadaay dib ka murugooday oo u xiisay noloshi free ahayd 😂

maalmihi lasoo dhaafay waxa jiray warar sheegayay in arnold kusoo laabanayo liverpool , se inta noloshiisa ka dhiman kuma soo laaban doono ❌️

Mohamed Abdi

Best taagere kulanka soo socda ee LIVRPOOL VS IPSWICH TOWN yaad jeclaan lahayd in tababare iraola kusoo bilaabo .Mohamed...
02/09/2026

Best taagere kulanka soo socda ee LIVRPOOL VS IPSWICH TOWN yaad jeclaan lahayd in tababare iraola kusoo bilaabo .

Mohamed Abdi

Madaama xaley suuqa kala iibsiga xermay Liverpool suuqeda meeqo ku qiimeyn laheyd 1-10Incomings:• Bradley Barcola (£123m...
02/09/2026

Madaama xaley suuqa kala iibsiga xermay Liverpool suuqeda meeqo ku qiimeyn laheyd 1-10

Incomings:

• Bradley Barcola (£123m)
• Jeremy Jacquet (£60m)
• Victor Munoz (£34.5m)
• Lucca Brughmans (£30m)
• Ronald Araujo (Loan)

Outgoings:

• Curtis Jones (£30m)
• Stefan Bajcetic (£1.3m)
• Mohamed Salah (Free)
• Ibrahima Konaté (Free)
• Andy Robertson (Free)
• Harvey Elliott (Loan)
• Calvin Ramsay (Loan)
• Ifeanyi Ndukwe (Loan)

- Khaled

EKETIKE ⚡️🌪HUGO EKETIKE AYAA SI BUUXDA USOO KABANAYA , IYADOO LAGA YAABO IN UU  DHAMAADKA SANADKA SOO NOQDO 😲 .Mohamed A...
01/09/2026

EKETIKE ⚡️🌪

HUGO EKETIKE AYAA SI BUUXDA USOO KABANAYA , IYADOO LAGA YAABO IN UU DHAMAADKA SANADKA SOO NOQDO 😲 .

Mohamed Abdi

Best taagere ma jeclaan lahayd in iraola shaxdan kusoo galo kulanka jimcaha Mohamed Abdi
01/09/2026

Best taagere ma jeclaan lahayd in iraola shaxdan kusoo galo kulanka jimcaha

Mohamed Abdi

🚨📰BIG NEWSKA MAANTA .🇳🇱 CODY GAKPO AYAA SII JOOGAYA KOOXDA ILAA BISHA  JANAURY 🧤💸Giorgi mamardashvili ayaa ka tagaya koo...
31/08/2026

🚨📰BIG NEWSKA MAANTA .

🇳🇱 CODY GAKPO AYAA SII JOOGAYA KOOXDA ILAA BISHA JANAURY

🧤💸Giorgi mamardashvili ayaa ka tagaya kooxda , iyadoo lala xidhiidhinayo kooxaha kala ah : nottfingham , man united iyo tottehnham , liverpool ayaana soo iibsatay bedelkisa oo ka dhigtay goolhayaha da'da yar lucca brughmans oo ka imanaya kooxda reer germany ee genk .

🪄The magic harvey elliot ayaa amaah ku baxay .

🇸🇳 new maneha cusub ismaila sarr ayaa crystal palace ku rabtaa aduun dhan 80m , dhanka kale sarr ayaa ku cadadinaya in uu baxo isagoo tababarka aan la qaadan kooxdisa .

🇬🇲 sidoo kale yankuba minteh ayay kooxdu ka shaqaynysa heshiiskisa .

TRSANSFER WINDOW WAXAA KA HADHAY 33HOUR OO KALMohamed Abdiohamed Abdi

HE WERE GO 🥺FUTUREKI KLOPP SO DHISAYAY MARBA MIDBA LAGA SIIBAYA
31/08/2026

HE WERE GO 🥺

FUTUREKI KLOPP SO DHISAYAY MARBA MIDBA LAGA SIIBAYA

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liverpool Somali supporters posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category