UEFA Somali FANS PAGE

UEFA Somali FANS PAGE Kusoo Dhawaada page ka Rasmiga ah ee Uefa Somali Fans oo Loogu talagay in lagu soo gudbiyo sports ka

Eric ten Hag: "Dhammaan waxba isma beddelin, weli sidii ayaan ahay". "Dabcan waxaa jiray waayo-aragnimo kala duwan, runt...
12/05/2024

Eric ten Hag: "Dhammaan waxba isma beddelin, weli sidii ayaan ahay". "Dabcan waxaa jiray waayo-aragnimo kala duwan, runtiina waan jeclahay kuwa aan soo maray, waan jeclahay dhaqanka kubbadda cagta Ingiriiska". "Dhammaan waan ka mahadcelinayaa, runtiina waan ku faraxsanahay inaan halkan joogo, laakiin waxba isma beddelin."
Ten Hag iyo Arsenal maxaa kala heysta maanta

Forest vs chelsea 1-1 Half Time sidaan haday ku dhamaato Man utd Habeen danba maka faa ideeysan kartaa
11/05/2024

Forest vs chelsea 1-1 Half Time sidaan haday ku dhamaato Man utd Habeen danba maka faa ideeysan kartaa

Man city oo 4 goal dhabarka u saartay fulham iyo Arsenal oo hoganka 2 dhibcood looga qabtay ma is dhihi karnaa Man utd b...
11/05/2024

Man city oo 4 goal dhabarka u saartay fulham iyo Arsenal oo hoganka 2 dhibcood looga qabtay ma is dhihi karnaa Man utd bari Arsenal way ku dhagi kartaa

πŸ† Tirada ugu badan ee kooxaha UEFA EURO 2024 ayaa laga dhigay 23 ciyaartoy halka markii h**e laga dhigay 26 ciyaartoy. πŸ—“...
11/05/2024

πŸ† Tirada ugu badan ee kooxaha UEFA EURO 2024 ayaa laga dhigay 23 ciyaartoy halka markii h**e laga dhigay 26 ciyaartoy. πŸ—“οΈ Kooxuhu waa inay bixiyaan liis kooxeed ka kooban 23 iyo 26 ciyaartoy marka la gaadho 7da June.

πŸ† 2023/24 finalka tartanka kooxaha UEFA ! Waa kuwee afarta kooxood ee dhadhamin doona sharafta dhamaadka xilli ciyaareed...
11/05/2024

πŸ† 2023/24 finalka tartanka kooxaha UEFA !
Waa kuwee afarta kooxood ee dhadhamin doona sharafta dhamaadka xilli ciyaareedka?

Sabti,11 may, 2:30 pm east africaPremier leage- Round 37Craven cottage stadium, londonAnthony taylor, ReffMaxaa laga fil...
11/05/2024

Sabti,11 may, 2:30 pm east africa
Premier leage- Round 37
Craven cottage stadium, london
Anthony taylor, Reff

Maxaa laga filan karaa kulankaan maadama City ay rabto in ay ku guulaysato EPL ka

Yar yarka Man city ayaa ku guuleystay FA Youth Cup
11/05/2024

Yar yarka Man city ayaa ku guuleystay FA Youth Cup

πŸ”΄ Qaab dhismeedka cusub ee Liverpool ee xili ciyaaredka  soo socda. β—‰ Michael Edwards, madaxa cusub ee FSG. β—Ž Richard Hu...
11/05/2024

πŸ”΄ Qaab dhismeedka cusub ee Liverpool ee xili ciyaaredka soo socda.
β—‰ Michael Edwards, madaxa cusub ee FSG.
β—Ž Richard Hughes, agaasimaha ciyaaraha
β—‰ Julian Ward, agaasimaha farsamada.
β—Ž Pedro Marques, agaasimaha horumarinta kubada cagta. Dhammaan dukumeentiyada waa saxiixen waxaa sidoo kale loo saxiixay Arne Slot isagoo ah macalinka cusub.

Licha ayaa xili lakalatagay soo kacay ma is dhihi karnaa Form United ay ku jirto wax wuu ka badali karaa xili United CB ...
11/05/2024

Licha ayaa xili lakalatagay soo kacay ma is dhihi karnaa Form United ay ku jirto wax wuu ka badali karaa xili United CB la aan yihiin

Andre Onana πŸ‘ No.24 ee goolhayaha Manutd ayaa ku guuleystey abaalmarinta Premier League Save of the Month ee bishii Abri...
11/05/2024

Andre Onana πŸ‘ No.24 ee goolhayaha Manutd ayaa ku guuleystey abaalmarinta Premier League Save of the Month ee bishii Abriil badbaadin uu sameeyay kulankii Burnley Football Club πŸ₯‡

πŸ”΄πŸ‡³πŸ‡± Ten Hag: "Ayaa saxaafada waydiisay kalsoonida milkiilayaasha? Waxa uu ku jawaabay Waa inaad su'aashan waydiisaa milk...
11/05/2024

πŸ”΄πŸ‡³πŸ‡± Ten Hag: "Ayaa saxaafada waydiisay kalsoonida milkiilayaasha? Waxa uu ku jawaabay Waa inaad su'aashan waydiisaa milkiilayaasha… aniga ma aha"

🚨 dagdag: Kylian Mbappé ayaa markii ugu h**eysay meel fagaare ah ku xaqiijiyay inuu ka tagayo Paris Saint Germain dhamaa...
11/05/2024

🚨 dagdag: Kylian Mbappé ayaa markii ugu h**eysay meel fagaare ah ku xaqiijiyay inuu ka tagayo Paris Saint Germain dhamaadka xiliciyaareed kaan, wuu dhamaaday

Address

Sixth Street
Nairobi
254

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when UEFA Somali FANS PAGE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to UEFA Somali FANS PAGE:

Share

Category