Omar Tatiko

Omar Tatiko Waxaad halkaan ka heleysaa tabin walba

Daminkii Ancelotti waa dawanayaa😎
30/08/2026

Daminkii Ancelotti waa dawanayaa😎

Disaasi pro max 😎
29/08/2026

Disaasi pro max 😎

Haddi Chelsea saxiixan dhameystirto tartanka horyaalka dhab ayuu ka yahay.
26/08/2026

Haddi Chelsea saxiixan dhameystirto tartanka horyaalka dhab ayuu ka yahay.

24/08/2026

Alonso intaan lee fahan

Ugu yaraan 6 sano ayuu Premier League ka ciyaaraya waxba uma kordhaan.
24/08/2026

Ugu yaraan 6 sano ayuu Premier League ka ciyaaraya waxba uma kordhaan.

Cherki 10 daqiqo ayuu labo cawin ku sameyay😎
23/08/2026

Cherki 10 daqiqo ayuu labo cawin ku sameyay😎

Maresca waa tababare fican lakiin ciladiisa ayaa ah kulan walba waxlee ayuu tijabinaya manta ugu darneyd markii Guèhi dh...
23/08/2026

Maresca waa tababare fican lakiin ciladiisa ayaa ah kulan walba waxlee ayuu tijabinaya manta ugu darneyd markii Guèhi dhax geyay.

Daminada abahood Kovacic wali kubbada cagta ayuu ciyaraa miyaa 🤣😂
16/08/2026

Daminada abahood Kovacic wali kubbada cagta ayuu ciyaraa miyaa 🤣😂

Morgan Rogers  🥶
15/08/2026

Morgan Rogers 🥶

I aamin mida kaliya aan hubo ayaa ah in Xabi Alonso Chelsea waxba kuso kordhin donin lakiin wax walba waqtiga ayaa shega...
14/08/2026

I aamin mida kaliya aan hubo ayaa ah in Xabi Alonso Chelsea waxba kuso kordhin donin lakiin wax walba waqtiga ayaa shegaya.

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Omar Tatiko posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share