Ahmed bullaxawo

Ahmed bullaxawo Siyasada gado iyo gayga somaliyeed halkan kala soco👀

Upti allah kubad badiyo diyaarad tabar uma heene🥲 Warbaahinta BaladXawo
03/09/2026

Upti allah kubad badiyo diyaarad tabar uma heene🥲 Warbaahinta BaladXawo

  guriga taliye shub ee dagmada dolow aaya diyarad la begsatay duqeen hal gantaal eh warar aya shegaayo inu ku dhawac me...
03/09/2026

guriga taliye shub ee dagmada dolow aaya diyarad la begsatay duqeen hal gantaal eh warar aya shegaayo inu ku dhawac mey yaliye shuun hal gabarne ey kudhimatey alle yaraxma

02/09/2026

Manta iyo baladxawo shil gari ba kadhacay🥲

01/09/2026

Odeygi xassan ahaa odayashi daarod bu caqli kulayey wanjabney😂

01/09/2026

Odeygi Ahmed bullaxawo ahaa cawo sual bu qabaa bal iga jababa walalyalow tan labad midkan Xassan shumac eh wax u galo malahn miyaa😂

01/09/2026

Baladxawo👀
Dahabshil buuq ba lagaliyey gadib markey shaqada ka aryeen nin dhalinyaro oo udhashey besha calidheere hatan shirkada waxa gacanta kuhaya lamaha amniga
Warbaahinta BaladXawo

29/08/2026

Airport dolow wa furmey caliyow kaca oo ki baladxawo dhista ama magalka cali xuska siyaa 😅
Warbaahinta BaladXawo Abdullahi Dakad

28/08/2026

Odeygi calidheere ahaa oo hurdadi latagtey ba cawo laga nogey in lagiciyo meshi balad xawo eheed wey udhamatey😂
Warbaahinta BaladXawo

28/08/2026

Anoo Sheikh awliyah eh banmanta gabey yar xassan munafaq gedo oo gatiriyey

Jimca kariim somaliyey sawrikan manta hal mah mah oo u dhigmo kuqeex
28/08/2026

Jimca kariim somaliyey sawrikan manta hal mah mah oo u dhigmo kuqeex

Address

Gedo
Mandera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed bullaxawo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share