Pro Khaled Santoz

Pro Khaled Santoz !!CityZens!!

πŸ“Š | Acuuuuuuuuuuudu Rodri to Barcelona. Here We Go, confirmed.πŸ©΅πŸ˜‚Dhexdii aan maanta arkay maa rodriyow noga tagtay walahi...
16/08/2026

πŸ“Š | Acuuuuuuuuuuudu Rodri to Barcelona. Here We Go, confirmed.πŸ©΅πŸ˜‚

Dhexdii aan maanta arkay maa rodriyow noga tagtay walahi hadan Kovasic iyo dhexdaan mataataca wax laguso darin kooxdan sanadkaan kor lee kala soco ee ka leedahay πŸ˜‚πŸ’”

πŸ—£οΈ | Fariinta cad ee Carragher u diray City ka dib markii ay 3-0 Community Shield guuldaro kaso gartay: "Manchester City...
16/08/2026

πŸ—£οΈ | Fariinta cad ee Carragher u diray City ka dib markii ay 3-0 Community Shield guuldaro kaso gartay: "Manchester City waa inay sii haysataa Rodri."🩡

🚨 | Half-time ManCity 0-2 ArsenalLaba goal qaladjeeda ee cayaartoodeena lahayen ayee dhaliyeen Fc prank lakin kubad mesh...
16/08/2026

🚨 | Half-time ManCity 0-2 Arsenal
Laba goal qaladjeeda ee cayaartoodeena lahayen ayee dhaliyeen Fc prank lakin kubad mesha kuma hayan

Khusanov mide dhahaan oo aan gadashiis ka war heen atee gadan mar

Lakin ani eygaan lugaha weyn oo caloosha noo tagan oo xabadna ku dhex jirin war ninkaan iga badal nico isi Fodena cun Cherko isi.😑

πŸ“Š | Is xasuusin yar kulanki ugu dambeeyay uu haaland ka hor yimid dhul yaale. LolπŸ˜‚
16/08/2026

πŸ“Š | Is xasuusin yar kulanki ugu dambeeyay uu haaland ka hor yimid dhul yaale. LolπŸ˜‚

🚨 | π™π™€π˜Όπ™ˆ π™‰π™€π™’π™Ž!: Shaxda rasmiga ee Manchester City kala hortagi doonto Arsenal finalka Community Shield. 🩡πŸ”₯
16/08/2026

🚨 | π™π™€π˜Όπ™ˆ π™‰π™€π™’π™Ž!: Shaxda rasmiga ee Manchester City kala hortagi doonto Arsenal finalka Community Shield. 🩡πŸ”₯

🚨| RASMI: Elliot Anderson ayaa markii ugu horreysay ku soo bilowday Manchester City. βœ…
16/08/2026

🚨| RASMI: Elliot Anderson ayaa markii ugu horreysay ku soo bilowday Manchester City. βœ…

🚨 | Waxaa jira warar  ah in horumar fiican laga sameeyay wadahadalladii u dhexeeyay Chelsea iyo Manchester City ee ku sa...
14/08/2026

🚨 | Waxaa jira warar ah in horumar fiican laga sameeyay wadahadalladii u dhexeeyay Chelsea iyo Manchester City ee ku saabsanaa Enzo FernÑndez.

Si kastaba ha ahaatee, City waxay si hoose u ogtahay in heshiis aan la dhameystiri doonin ilaa mustaqbalka Rodri la xalliyo.

Warka nuxurkiis wuxuu iigula muuqda Rodri intuu joogo ma lagu dhawaqi dono Enzo.🩡

🚨 |  Tottenham ayaa soo gudbisay dalab 100 milyan oo Yuuro ah oo ay ku doonayso Savinho. Manchester City ayaa dalbatay l...
13/08/2026

🚨 | Tottenham ayaa soo gudbisay dalab 100 milyan oo Yuuro ah oo ay ku doonayso Savinho. Manchester City ayaa dalbatay lacagtaas laakiin waxay sii wadaysaa inay sii xoojiso wadahadallada. Ciyaaryahanka ayaa ka maqna tababarki maanta ee kooxda sameesay wuxuuna diyaar u yahay inuu u dagaalamo bixitaankiisa.

Jareerkaan jareerku dhalay 100 kaas nogu so dila xidig garabo ficna suqa noga dona Cityeey.🩡

πŸš¨ππ‘π„π€πŠπˆππ†: Manchester City ayaa dalab €102M ka gudbisay Enzo balse Chelsea ayaa ku rabta  €120m iyadoo xiddigan  Enzo Fe...
13/08/2026

πŸš¨ππ‘π„π€πŠπˆππ†: Manchester City ayaa dalab €102M ka gudbisay Enzo balse Chelsea ayaa ku rabta €120m iyadoo xiddigan Enzo FernΓ‘ndez ay ogolaansho ka heestaan⏳🩡

πŸ“·| Omar Artan.πŸ”₯ Mashallah. Omar Artan and the Somali population representing! πŸ‡ΈπŸ‡΄
12/08/2026

πŸ“·| Omar Artan.πŸ”₯

Mashallah. Omar Artan and the Somali population representing! πŸ‡ΈπŸ‡΄

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Pro Khaled Santoz posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Pro Khaled Santoz:

Shortcuts

Share