30/08/2023
Tartanka kubada cagta ayaa ka bilowday garoonka kubada cagta ee magaalada Mooyaale. Tartankan waxaa ku tartameya 15 kooxood oo laga soo kala xulay tuulooyinka hoos yimaada magaalada Mooyaale. Ciyaarta ugu h**eysa ee lugu daahfuray tartanka waxaa ciyaaray kooxda Barsalam iyo Tile Lengend