31/08/2026
Abwaan jiheeye iyo Habaar update ah hawada u mariyay madaxweyne ciro🤣🤣
Gabayga uu tiriyay Abwaan Jiheeye, Habaar waa ka culus yahay oo waa “GUHAAN” Gabaygani waa mid halisa oo ka daran waabayda.
Abwaanku wax kale oo uu Guhaankan uu tiriyay kaga baaqsado miyuu waayay? Alle ha sahlo.
“Afku wuxu la xoog yahay magliga xawda kaa jara”.