Qabiir Xaabsade

Qabiir Xaabsade Halkan Kala soco Wararka Ciyaraha Adigo fallow Naso Dhahaya Mahad Sanid

Ninki xaqa ulaha ba qadey Sanadkan cadalad ba samayseen ✅️ Tan kale yarki Raphinh. Aha top5 waa maxey top3 baan ka filay...
24/09/2025

Ninki xaqa ulaha ba qadey Sanadkan cadalad ba samayseen ✅️
Tan kale yarki Raphinh. Aha top5 waa maxey top3 baan ka filaye😂😂

Kuwan waa iska jilicsan 3piont Mar Horaan Jeebka gashtey kaliya K.mbappe ba ku golal badsanaya Kulanka Liverpool baan di...
29/08/2025

Kuwan waa iska jilicsan 3piont Mar Horaan Jeebka gashtey kaliya K.mbappe ba ku golal badsanaya Kulanka Liverpool baan dirada sari doona😂😂😂😂

Break News🚨 Vini Jr oo  kulanka Seville aan dheli donin Jalayaal isku garey owgeed kulanka Valencia bu dheli dona kooxda...
21/12/2024

Break News🚨 Vini Jr oo kulanka Seville aan dheli donin Jalayaal isku garey owgeed kulanka Valencia bu dheli dona kooxdaas oo ah mid uu aad unaceb-yahey mar kasta way af lagadeyaan

Break News 🚨 Lamine Yamal Oo Garoomada ka maqnandoona 4-5 week Barcelona hadey godki ay ka baqayeen k**i dhaceen Raphinh...
16/12/2024

Break News 🚨 Lamine Yamal Oo Garoomada ka maqnandoona 4-5 week Barcelona hadey godki ay ka baqayeen k**i dhaceen Raphinha iyo Lewandowski Barcelona ma cawin Donan mise

Sanadkii 2018 Jose Mourinho ayaa yiri " Waxaa nagu dhex jiro rufyaan, kaas oo saxaafadda iyo kooxaha naga soo horjeeda l...
15/12/2024

Sanadkii 2018 Jose Mourinho ayaa yiri " Waxaa nagu dhex jiro rufyaan, kaas oo saxaafadda iyo kooxaha naga soo horjeeda la wadaaga sirteena iyo qaabka aan isugu diyaarino kulanka."

Hadda sida idin muuqata 17 saac ka hor shaxda Manchester United waxaa sii daayay wariyaha Samuel Luckhurst. Yaap talow.qofka Ma onana mise

Kulan Xamasadiisa wata Liverpool wa dagalantey Fulham red card ay Liverpool qadatey bey Barejada ku Helen  Naf badan ma ...
14/12/2024

Kulan Xamasadiisa wata Liverpool wa dagalantey Fulham red card ay Liverpool qadatey bey Barejada ku Helen Naf badan ma hayd D.nunes Waa Damiinka Kooxda ku jira Hambalyo Mucaradka

Liverpool Cawa hadey kuwan ka baxsadaan Horyalka sanadkan cid k**a Xigto
14/12/2024

Liverpool Cawa hadey kuwan ka baxsadaan Horyalka sanadkan cid k**a Xigto

Chelsea Markey Kopkan dhelayso Waxey utahey Trening camal 16 Toos bay ugu so baxeen Cawa Hambalyo Chelsea Fans
12/12/2024

Chelsea Markey Kopkan dhelayso Waxey utahey Trening camal 16 Toos bay ugu so baxeen Cawa Hambalyo Chelsea Fans

Address

London
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qabiir Xaabsade posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category