Somali Elite Sports and Fantasy Premier League

Somali Elite Sports and Fantasy Premier League SOODHAWOOW SXP PLEASE PAGEKA FOLLOW İNOO DHEH MAHADSANİD🙏

Man city ayaa la wareegtey Enzo waaw 🔥
01/09/2026

Man city ayaa la wareegtey Enzo waaw 🔥

Laacibka reer Mali  ayaa Chelsea gool ka keeney Ciyaarta waa 1:3 Waana da’yar oo jira 20 😁
30/08/2026

Laacibka reer Mali ayaa Chelsea gool ka keeney

Ciyaarta waa 1:3

Waana da’yar oo jira 20 😁

Labadaan shax ayaa iska hor imaanaaa maanta Xagga fantasyga yaa badinaayo ayee idinla tahay asxaabta Usoo Kala codeeya t...
28/08/2026

Labadaan shax ayaa iska hor imaanaaa maanta Xagga fantasyga yaa badinaayo ayee idinla tahay asxaabta

Usoo Kala codeeya then ciyaarta kabacdi kii badiyo aan aragno 😁

Shaxda goolhayaha Raya ku jira Waa Shax A🔥

Midda kalle gool Haye Kelleher ku jira waa Shax B 🔥

Chelsea oo la soo wareegtey Martinez waaw 😳
27/08/2026

Chelsea oo la soo wareegtey Martinez waaw 😳

27/08/2026

PSG vs Man city ⌛️

Arsenal vs Real Madrid 🔥

Bayern Munich vs Man United 🙄

Alverez si oo Arsenal udiido wax walbo usameynooyaaa sheekadii waxuu wadaa qofkaaa rabtey haddaa helli weysey adigane Qo...
27/08/2026

Alverez si oo Arsenal udiido wax walbo usameynooyaaa sheekadii waxuu wadaa qofkaaa rabtey haddaa helli weysey adigane Qofka ku rabo yuusan ku hellin 😁😁

Chelsea ayaa ku aadey kooxahaaa champions league
27/08/2026

Chelsea ayaa ku aadey kooxahaaa champions league

Liverpool Kooxaha ay ku aadey champions league waaw 🔥
27/08/2026

Liverpool Kooxaha ay ku aadey champions league waaw 🔥

Arsenal Kooxaha ay  La dheeleyso waa ku waaan 😳
27/08/2026

Arsenal Kooxaha ay La dheeleyso waa ku waaan 😳

Man city Kooxaha ay la dheeleyso champions league 🙄
27/08/2026

Man city Kooxaha ay la dheeleyso champions league 🙄

Address

London
10000

Telephone

+252616324388

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Elite Sports and Fantasy Premier League posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category