Caska Ahmed.

Caska Ahmed. Waxan aHay Qabiir sport's iyo sidoo kale waxan ahay tabiye ciyaaro iyo falanqeeye kubada cagta ee Caalamka kusoo dhawow gacmo furan page-keyga🤝🔥❤️✍️

"Grealish🗣️Arnold waxan ku idhi hadii aad dhaliso Free kick-gan Waxan ku siin doona 500 oo Euro.£." isla markiiba uu dha...
14/10/2024

"Grealish🗣️Arnold waxan ku idhi hadii aad dhaliso Free kick-gan Waxan ku siin doona 500 oo Euro.£.

" isla markiiba uu dhaliyay Laakiin hadda waa inaan ka dhuuntaa oo aan Mobelkayga Iska demiyaa😂😂

"Grealish Lish muqro Wayne baahi caadi ah waye yaah city iyo carabtina lacagta Waka dhameye.

Source {Skysports}✅

Caska Ahmed.

Riyada taagera yasha Barcelona Walee Barcelona sanadkan waa argagax caadi ah Lama hor istaagi karo.Shan-5🖐️ GoaL 🥍🥅 ka y...
08/10/2024

Riyada taagera yasha Barcelona

Walee Barcelona sanadkan waa argagax caadi ah Lama hor istaagi karo.
Shan-5🖐️ GoaL 🥍🥅 ka yar laguguma xasuuqaayo Home Ahow ama Away🖐️
Force Barca ismuujiya👀
so dheh page-ka nagu Soo biir wll si aad uhesho update-ka wararka ciyaaraha.

Caska Ahmed.

Maresca:"Kulan walbo falsafad cusub ayaan kena marna way shaqesa marna ma shaqeso""Wali waxaan wadna la qabsi iyo wax ba...
05/10/2024

Maresca:"Kulan walbo falsafad cusub ayaan kena marna way shaqesa marna ma shaqeso"

"Wali waxaan wadna la qabsi iyo wax barasho oo ku aadan kulankasta oo aan ciyaarno"🔵

Caska Ahmed.

Waa shaxda ugu fiican todobaadkan ee champion league.🏆 Caska Ahmed.
03/10/2024

Waa shaxda ugu fiican todobaadkan ee champion league.🏆

Caska Ahmed.

Macalinkii h**e ee Qaranka England Southgate ayaa ugu cad cad in uuu shaqada Kooxda Manchester United kala wareeego Eric...
03/10/2024

Macalinkii h**e ee Qaranka England Southgate ayaa ugu cad cad in uuu shaqada Kooxda Manchester United kala wareeego Eric Ten Hag.

Reer Manchester United Macalinkaaaan ma idin anfacaa?

Caska Ahmed.

"Palmer🗣️waxan rabay  inaan amaah Kaga Tago ManCity Hal Xili ciyaared kadibna aan dib ugu soo laabto kooxdeyda”"Laakiin ...
02/10/2024

"Palmer🗣️waxan rabay inaan amaah Kaga Tago ManCity Hal Xili ciyaared kadibna aan dib ugu soo laabto kooxdeyda”

"Laakiin waxay igu dheheen Ama Toos nooga tag ama Toos noola joog wax amaah ah majirto

"Isla markiiba waxan dalab ka helay kooxda Chelsea waan ku faraxsanaa ku biirista Chelsea hadana waanku faraxsanahay inaan kamid ahay Chelsea

my page sido kale 👍noo saar page-ka

Caska Ahmed.

🚨"Benni Mccarthy🗣️Ten hag inusan Tababare sax ah Aheyn waxan ogaaday Maalintii Ronaldo uu Keydka dhigay Kadibna n9 uu u ...
02/10/2024

🚨"Benni Mccarthy🗣️Ten hag inusan Tababare sax ah Aheyn waxan ogaaday Maalintii Ronaldo uu Keydka dhigay Kadibna n9 uu u Doortay Rashford iyo Martial

"Xitaa ciyaar kasta oo Manchester Ciyaareyso Marna uma saadalin inay badin karaan”

"Hadda Baarto Rikorka Ronaldo iyo wrerka Manchester United markay leysku daro Tan iyo Markii Ronaldo uuka Tagay United”

"Ronaldo 70 ciyaar Al- Nassr wuxu dhaliyay 71 goal Halka weerarka Manchester United markalaysku daro inta Ay dhaliyeen aysan gareen 50 goal”.😂🙆

Caska Ahmed.

Kareem Adeyemi Hatrick🟡War Ninkan Waaba robot caadiya 🔥Haif Time Hatrick Laga kacay cabsi cabsi waye   my page 👇 Caska A...
01/10/2024

Kareem Adeyemi Hatrick🟡

War Ninkan Waaba robot caadiya 🔥

Haif Time Hatrick Laga kacay cabsi cabsi waye


my page 👇

Caska Ahmed.

GOOOAL ARSENAL 2-0 VS PSG! 🔴⚪️🔥"Arsenal miyaa caawa PSG Laga celceli la'yahay"Fans arsenal is muujiya meeqo ayad ku badi...
01/10/2024

GOOOAL ARSENAL 2-0 VS PSG! 🔴⚪️🔥

"Arsenal miyaa caawa PSG Laga celceli la'yahay

"Fans arsenal is muujiya meeqo ayad ku badi kartiin?

dhaha page-ka sido 👍saar postigan.

Caska Ahmed.

Rasmi waxaa lagu dhawaaqay Lene upka arsenal kusoo Gali doonto Ciyarta culus ay is wajahayaan kooxda reer France ee PSGH...
01/10/2024

Rasmi waxaa lagu dhawaaqay Lene upka arsenal kusoo Gali doonto Ciyarta culus ay is wajahayaan kooxda reer France ee PSG

Haye arsenal fans shaxdan kawarama ma fadhisaa?

Plz my page sido kalane 👍noo saar mahadsanidiin asxapey

Caska Ahmed.

Address

Manchester Street
London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caska Ahmed. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category