Caagane Podcast

Caagane Podcast Caagane Podcast xaqiiiq iyo Xog sugan waa wehelkaaada Ciyaaraha asxaabta page ka Follow, Like ,Comments iyo Share ba waa Xagiina Mahadsanidiiin.✅🙌✅

Dag dag kusoo dhawaaada Page keyga saxda ah ee Ciyaaraha Mahadsanid

Hadiii kooxihii London Cagaha laga tumay shalay maanta Reer Gobol maxaa laga filan karaaa?😂
20/09/2026

Hadiii kooxihii London Cagaha laga tumay shalay maanta Reer Gobol maxaa laga filan karaaa?😂

Warka isiii 😂
19/09/2026

Warka isiii 😂

Maanta jiiinbaaar ayaa ii taaaalo gambar waa dhaaftay sheekada😂🫣😂Reer Arsenal good luck 🤞
19/09/2026

Maanta jiiinbaaar ayaa ii taaaalo gambar waa dhaaftay sheekada😂🫣😂

Reer Arsenal good luck 🤞

Henderson🗣️: Waraa adiga eber ayaaba tahee maxaa Sanchez kaa fiicnaaay yaaah Martinez 🗣️:ma sheegee marka 🫣Mucaaradka Ga...
18/09/2026

Henderson🗣️: Waraa adiga eber ayaaba tahee maxaa Sanchez kaa fiicnaaay yaaah

Martinez 🗣️:ma sheegee marka 🫣

Mucaaradka Gambarkiiina waa kululyahay 🤔😂

18/09/2026

Mucaaaradka bas naga dhaha 🫣

Waa shaxda kulanka caawa ee Brentford vs Chelsea Macalin Alonso shan ciyaaryahan ayaa ka maqan lineup kiiiisa. Ku tuuur ...
18/09/2026

Waa shaxda kulanka caawa ee Brentford vs Chelsea

Macalin Alonso shan ciyaaryahan ayaa ka maqan lineup kiiiisa.

Ku tuuur saadaalinta

Aniga: FT: Brenford 3 🆚 Chelsea 4
Adigane?

Shantiii sano ee Kooxda Chelsea Booqata Garoonka Brentford kaliya Hal Kulan ayay kusoo badiyeeen. Cajiiib 🤔Bal caawa max...
18/09/2026

Shantiii sano ee Kooxda Chelsea Booqata Garoonka Brentford kaliya Hal Kulan ayay kusoo badiyeeen.

Cajiiib 🤔

Bal caawa maxaa noo rajayneysaa🫣

Caawa iyo kulanka jimacaha waana kulan ka tirsan horyaalka premier league Brenford vs Chelsea 🔥✅Kooxda Chelsea caawa mak...
18/09/2026

Caawa iyo kulanka jimacaha waana kulan ka tirsan horyaalka premier league Brenford vs Chelsea 🔥✅

Kooxda Chelsea caawa maku soo badin karaan Garoonka Brentford?

Isku aadka wareega 4-aaad kooobka Carabao Cup!
17/09/2026

Isku aadka wareega 4-aaad kooobka Carabao Cup!

16/09/2026

Macalin Michael Carrick shaqa miyaa laga burin doonaa?



Address

London
LONDON

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caagane Podcast posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Caagane Podcast:

Shortcuts

Share