Altay Hospital

Altay Hospital Kusoo dhowaaw Altay Hospital

05/08/2026

D R Hassan Buruke Wuxuu diyaar kuugu yahay Altay Hospital 24/7 Hadda soo booqo Xarunta oo ku taal isgoyska Macaani

Maalinka Cagaarshowga aduunka 28-Jul awgeeda isbitaalka Altay Hospital wuxuu sameynayaa Talaalka iyo Baaritaanada Cagaar...
27/07/2026

Maalinka Cagaarshowga aduunka 28-Jul awgeeda isbitaalka Altay Hospital wuxuu sameynayaa Talaalka iyo Baaritaanada Cagaarshowga B oo Bilaash ah.
Hadaba ka faaideyso oo nagu soo booqo Xarunta oo ku taal isgoyska Macaani I Degmada Kaxda

Welcome to Altay Hospital D R Hassan Buruke ayaa kusoo biiray isbitaalka Altay. laga bilaabo maanta haddii aad ka cabana...
27/07/2026

Welcome to Altay Hospital
D R Hassan Buruke ayaa kusoo biiray isbitaalka Altay.
laga bilaabo maanta haddii aad ka cabanayso gaas, Dhiikarka iyo Cudurada kale Dr.Buruke diyaar kuugu ah Altay Hospital.

Haddaba Haddii aad isku aragto Calaamadahaan Fadlan nagu soo booqo Altay Hospital oo lakulan D R Hassan Buruke dhaqtarka...
27/07/2026

Haddaba Haddii aad isku aragto Calaamadahaan
Fadlan nagu soo booqo Altay Hospital oo lakulan D R Hassan Buruke dhaqtarka Cudurada Guud ee Altay Hospital.

Xarunta waxay ku taal Isgoyska Macaani ee Degmada Kaxda.

26/07/2026

Dr.Xasan Xusein Buruke ayaa kusoo biiray isbitaalka Altay Hospital Asigoo qaabilidoona Bukaanada Ka cabanaya Cudurada Guud. Sida:

✅️ Gaaska
✅️ Dhiikarka iyo Sonkorowga
✅️ Iyo dhamaan Xanuunada kale

Nagu soo booqo Altay Hospital oo ku yaal Isgoyska Macaani | Degmada Kaxda.

D R Hassan Buruke

23/07/2026

Altay Hospital 🏥 hoyga Daweynta iyo Daryeel ka hooyada uurka leh ❤️❤️

21/06/2026

Safari Uurka iyo Hooyonimada Wuxuu u baahanyahay Dhaqtar ku fahmaya, kuna garab taagan. Altay Hospital ugu imow Daryeel iyo Daweyn.

20/06/2026

Altay Hospital is ready Welcome

Dirección

Barcelona
LONDON

Página web

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando Altay Hospital publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Contacto La Empresa

Enviar un mensaje a Altay Hospital:

Atajos

Compartir