Dhalinta degaanka ee Dds

Dhalinta degaanka ee Dds Male

๐Ÿšจ ๐‡๐„๐‘๐„ ๐–๐„ ๐†๐Ž! ๐„N๐™๐Ž ๐Œaresca๐– ๐๐„๐ ๐Ÿซฑ๐Ÿปโ€๐Ÿซฒ๐ŸผTababarihii h**e ee Chelsea ayaa City u aragta inuu yahay musharax ku haboon muddo ...
19/05/2026

๐Ÿšจ ๐‡๐„๐‘๐„ ๐–๐„ ๐†๐Ž! ๐„N๐™๐Ž ๐Œaresca๐– ๐๐„๐ ๐Ÿซฑ๐Ÿปโ€๐Ÿซฒ๐Ÿผ

Tababarihii h**e ee Chelsea ayaa City u aragta inuu yahay musharax ku haboon muddo dheer, waxaana la dhameystiray heshiiskii Maresca ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น

Maresca waxay h**ey uga shaqeyn jirtay Man City iyadoo ah kaaliyaha Pep, sidoo kale Akademiyada - hadda diyaar u ah inuu noqdo tababaraha ๐Ÿ‘”

๐๐„๐– ๐„๐‘๐€ ๐Ÿ’™โœจ

Arsenal oo hal talaabo ujirta ku guulaysiga Epl oo mudo 22 sano sugay inan mar dib ugusoo noqoto ku guulaysiga Epl indha...
18/05/2026

Arsenal oo hal talaabo ujirta ku guulaysiga Epl oo mudo 22 sano sugay inan mar dib ugusoo noqoto ku guulaysiga Epl indhaha mucashaqiinta kubad cagtu hayan ciyaarta soo socot Riyada iyo Rajada Arsenal ledahay ma urumoobi doonta sanadkan 2026 Inad noqdan Champion England iyo European champion

Mudo badan kadib neymar oo dib logu yeedhay xulka kubada cagta ee brazil ee ka qayb galay World Cup ka wuxuu ka mid noqd...
18/05/2026

Mudo badan kadib neymar oo dib logu yeedhay xulka kubada cagta ee brazil ee ka qayb galay World Cup ka wuxuu ka mid noqday 26 ciyaaryahan ee losoo xushay dhacdaad koobka Aduunka 2026

congratulations Team Ahmed guray oo ku guulaystay koopki dhalinyarada cuslaatay ee peace cup Ahmed Guray winners ๐Ÿ†๐Ÿ†๐Ÿ†
17/05/2026

congratulations Team Ahmed guray oo ku guulaystay koopki dhalinyarada cuslaatay ee peace cup Ahmed Guray winners ๐Ÿ†๐Ÿ†๐Ÿ†

๐Ÿ† FINALKA KOOBKA ๐Ÿ†๐Ÿ”ฅ DHALINYARADA CUSLAATAY ๐Ÿ”ฅโšฝ๏ธLABADA TEAM EE ISKU SOO HADHAY โšฝ๏ธ๐Ÿ”ด Ahmed Guray ๐Ÿ†š โšช London UK๐Ÿ“ฃ Final si wey...
15/05/2026

๐Ÿ† FINALKA KOOBKA ๐Ÿ†
๐Ÿ”ฅ DHALINYARADA CUSLAATAY ๐Ÿ”ฅ

โšฝ๏ธLABADA TEAM EE ISKU SOO HADHAY โšฝ๏ธ

๐Ÿ”ด Ahmed Guray ๐Ÿ†š โšช London UK

๐Ÿ“ฃ Final si weyn loo wada sugayo ayaa fooda is dari doona labada koox ee ugu tayada iyo ciyaarta wanaagsan tartanka.

๐Ÿ”ฅ Xamaasad
๐Ÿ”ฅ Taageero
๐Ÿ”ฅ Tartan adag

๐ŸŸ๏ธ Garoonka wuxuu noqon doonaa wiilwaal park meel ay ka dhacdo ciyaar qiimo badan oo xamasad iyo xiiso leh

๐Ÿ‘ Taageerayaalow diyaar garooba FINAL WEYN
Maalinta Axad
Time 4:30
Stadium wiil waal park

๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ญ๐ข๐ฆ๐ž:- London uk 0 ๐Ÿ†š 0 old startsKooxda kubadda cagta ee London uk ayaa si rasmi ah isaga xaadirisay Final-ka Tartan...
14/05/2026

๐…๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐ญ๐ข๐ฆ๐ž:- London uk 0 ๐Ÿ†š 0 old starts

Kooxda kubadda cagta ee London uk ayaa si rasmi ah isaga xaadirisay Final-ka Tartanka Dhalinyarada Cuslatay ee Peace Cup, kadib guul muhiim ah oo ay ka gaareen kooxda old starts โšฝ๐Ÿ†
penalty
London uk 5
old starts 4

Ciyaaryahanki Ugu Ficna Ciyaarti koobad Ee Maanta Tartanka Dhalinyarada Cuslatay man of the king  Faysal Abdi dahir(xidi...
13/05/2026

Ciyaaryahanki Ugu Ficna Ciyaarti koobad Ee Maanta Tartanka Dhalinyarada Cuslatay

man of the king Faysal Abdi dahir
(xidiga)

ciyaar xiiso iyo xamasad badan oo dhexmartay hormuud iyo A/guray guushu ku raacday Team A/guray final iska xaadirisay ko...
13/05/2026

ciyaar xiiso iyo xamasad badan oo dhexmartay hormuud iyo A/guray guushu ku raacday Team A/guray
final iska xaadirisay koopka dhalinyarada cuslaatay
Hormuud 0 vs 2 A/guray

๐Ÿ”ฅ BARI CIYAAR XIISO IYO XAMAAS LEH! ๐Ÿ”ฅNaar Naar ah bari iyo Semifinal โšฝ old star ๐Ÿ†š London uk๐Ÿ•’ Time: 6:00๐ŸŸ Stadium: Wiil W...
12/05/2026

๐Ÿ”ฅ BARI CIYAAR XIISO IYO XAMAAS LEH!
๐Ÿ”ฅNaar Naar ah bari iyo Semifinal

โšฝ old star ๐Ÿ†š London uk
๐Ÿ•’ Time: 6:00
๐ŸŸ Stadium: Wiil Waal Park

Labada kooxood waa diyaar, tartan adag ayaana la filayaa! ๐Ÿ’ช๐Ÿ”ฅ
Ha moogaanin ciyaartan xiisaha badan! Derby match ๐Ÿ‘Š

๐Ÿ”ฅ BARI CIYAAR XIISO IYO XAMAAS LEH! ๐Ÿ”ฅNaar Naar ah bari iyo Semifinal โšฝ Hormuud ๐Ÿ†š A/guray๐Ÿ•’ Time: 4:30๐ŸŸ Stadium: Wiil Waal...
12/05/2026

๐Ÿ”ฅ BARI CIYAAR XIISO IYO XAMAAS LEH!
๐Ÿ”ฅNaar Naar ah bari iyo Semifinal

โšฝ Hormuud ๐Ÿ†š A/guray
๐Ÿ•’ Time: 4:30
๐ŸŸ Stadium: Wiil Waal Park

Labada kooxood waa diyaar, tartan adag ayaana la filayaa! ๐Ÿ’ช๐Ÿ”ฅ
Ha moogaanin ciyaartan xiisaha badan! Derby match ๐Ÿ‘Š

Ciyaaryahanki Ugu Ficna Ciyaarti labaad  Ee Maanta Tartanka Dhalinyarada Cuslatay man of the king  Isco
11/05/2026

Ciyaaryahanki Ugu Ficna Ciyaarti labaad Ee Maanta Tartanka Dhalinyarada Cuslatay

man of the king Isco

Address

Dds
Jijiga
MAHAD

Telephone

+251915060618

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhalinta degaanka ee Dds posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category