Kooxda kubadda Cagta Booliska DDS.

Kooxda kubadda Cagta Booliska DDS. Sports and fitness

01/05/2026

What Goal …

01/05/2026

Boolisia

Nasiib Wacan Boolisia Boys…
12/12/2025

Nasiib Wacan Boolisia Boys…

B’Boys …
30/09/2025

B’Boys …

29/09/2025

Komishinka Booliska DDS Ayaa munaasibad Casho-sharaf ah u sameeyay Ciyaartoyga kooxda Booliska DDS oo shalay ku guuleystay tartanka ciyaaraha Shaqaalaha Xafiisyada Deegaanka

29/09/2025

Waa waynka..

Kooxda kubadda cagta ee Booliska DDS ayaa ku guuleystay koobkii tartanka shaqaalaha xafiisyada heer deegaan.Tartanka oo ...
28/09/2025

Kooxda kubadda cagta ee Booliska DDS ayaa ku guuleystay koobkii tartanka shaqaalaha xafiisyada heer deegaan.

Tartanka oo socday muddo bil ah ayaa galabta ciyaartii k**a dambaysta, waxaa wada ciyaaray Booliska DDS iyo kooxda Xafiiska Horumarinta Waraabka DDS.
Kooxda Booliska DDS ayaa 3–1 ku badisay oo sidaas koobkii Tartanka ku hanatay.

23/09/2025

Kurnayl Caano Heroes

Finally Fine …
23/09/2025

Finally Fine …

Hambalyo Dadaal Badan kadib Kooxda kubadda Cagta Booliska DDs ayaa usoo Gudbay Galabta Wareega 4Dhamaadka Tartanka kubad...
11/09/2025

Hambalyo Dadaal Badan kadib Kooxda kubadda Cagta Booliska DDs ayaa usoo Gudbay Galabta Wareega 4Dhamaadka Tartanka kubadda Cagta Shaqaalaha Dawladda.

Balanteeno waa koobka iyo Halka ugu sarayaa ee Tartanka Guul iyo Gobanimo Boolicia ..

11/09/2025

Maanta waa Maalintii Waa waynka .
Ma Qof aan Garooonka Imaan Doonin ayaa innagu jira .
2 Galabnimo iyo Jigjiga Stadium.

Insha alllah ilaa Dhamaadka Guul 🙏🏻💪🏾

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kooxda kubadda Cagta Booliska DDS. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category