Fc Bodo Glimt somali funs

Fc Bodo Glimt somali funs fotball page

11/12/2023

Mid ka mid ah Taagereyaasha Barcelona oo xaley oo dhan naxsanaaa

GIRONA Hadey ku qabato kaadi bey kugu dili

HALF TIME GIRONA 2 BARCA 1Runtii ilaa 5 Goal ban uqalney haafki h**e inan dhalino refreega cawa aad bu noga so horjeeda ...
10/12/2023

HALF TIME

GIRONA 2 BARCA 1

Runtii ilaa 5 Goal ban uqalney haafki h**e inan dhalino refreega cawa aad bu noga so horjeeda lkn awoodena ma celin karno

Next half ila 6 Goal ban rabnaa 2 Wa nagu yartahay

Awlaadul caasima vs Rer GobalXagee ayaad ka daawan doontaa kulanka cawa Taagere maxaasa Fileysaa
10/12/2023

Awlaadul caasima vs Rer Gobal

Xagee ayaad ka daawan doontaa kulanka cawa Taagere maxaasa Fileysaa

Match day 🔥 Derby Catalonia Kooxda ayaa booqan doonta goblka Barcelona iyadoo halkaas kula dheeli doonto koxda rer goblk...
10/12/2023

Match day 🔥

Derby Catalonia

Kooxda ayaa booqan doonta goblka Barcelona iyadoo halkaas kula dheeli doonto koxda rer goblka ee Barcelona

Madama xly kooxihii yaraa ee tartanka nagula jirey la qabtey cawana waxan reyneynayaa inan hogaanka soo cesho

Sadaali taagere kulankan

Come on Girona ❤️

Haben wngsn jamaahirta jawiga karama😄❤️
09/12/2023

Haben wngsn jamaahirta jawiga karama😄❤️

Waxa lasoo saaray tobanka team ee ugu fiican todobaadka Europe oo dhan.Girona ayaana kaalina 1aad ka gashey🔥
08/12/2023

Waxa lasoo saaray tobanka team ee ugu fiican todobaadka Europe oo dhan.

Girona ayaana kaalina 1aad ka gashey🔥

5 tan wa sidey ubilaabatey koox kaste walgu dhufanayaaNext wa Barcelona 😄
08/12/2023

5 tan wa sidey ubilaabatey koox kaste walgu dhufanayaa

Next wa Barcelona 😄

Match day Wa kulan iska baashaal ah kooxa ayaana ku dheeli doonto lineupka 3aaadDhamaan jamaahirta Girona funs wy ogyihi...
07/12/2023

Match day

Wa kulan iska baashaal ah kooxa ayaana ku dheeli doonto lineupka 3aaad

Dhamaan jamaahirta Girona funs wy ogyihiin inaan koobkan midkeenii yahay

Girona Copa del rey kusii qora ✅️

Full Time Girona 2 Valencia 1Guul Muhiim ah ban gaadhney lkn ilaa hada waxaan la yaabanahy sidee 2 Goal oo caaadi ah nal...
02/12/2023

Full Time

Girona 2 Valencia 1

Guul Muhiim ah ban gaadhney lkn ilaa hada waxaan la yaabanahy sidee 2 Goal oo caaadi ah nalooga diidey

Refreega spain wa noo soo tashteen saan xal ma ahaan Goalal badan ban rabney

Hambalyo jamaahirta Girona Somali fans ❤️

Girona day 🔥Wa maalin ku weyn dhamaan jamaahirta Girona funsKulankii h**e guuldareysaney sababto ah barejo ban galney ba...
02/12/2023

Girona day 🔥

Wa maalin ku weyn dhamaan jamaahirta Girona funs
Kulankii h**e guuldareysaney sababto ah barejo ban galney barejana guuldaro ayey no tahay Hadan nahey bahda Girona

Galabta Guul ban rajeyneyna I.a
Tagere so sadaali imisan ku badin karnaa
Aniga

Girona 5 Valencia 0

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fc Bodo Glimt somali funs posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share