16/08/2026
🚨𝐖𝐀𝐑 𝐃𝐄𝐆-𝐃𝐄𝐆 𝐀𝐇:- Kooxda Barcelona ayaa la wareegtay saxiixa Xiddiga Reer Spain Ee Rodri kadib Markii Heshiiska lasoo gabagabeeyay laguna Guuleystay Missionkii ay Barça isbuucyadii u danbeysay soo waday
kadib dalabyadii laga soo diiday kooxda Barcelona waxaa Hadertaan lagu soo waramayaa in labada kooxood ay gaareen Heshiis rasmi ah, iyadoo Manchester City ay aqbashay dalabkii ugu dambeeyay ee Barcelona soo dirtay..
Rodri ayaa hadda toddobaadka soo socda u safri doona Barcelona, si uu u dhammeystiro dhammaan tallaabooyinka rasmiga ah, oo ay ku jiraan baaritaanka caafimaadka iyo saxiixa heshiiska.
Xilli Amaan walbo mudan yahay Deco kaas oo habeen iyo maalin ka shaqeynayay heshiiskan, waxaana hadda la xaqiijiyay inuu dhammaaday..