Abdi yare moha

Abdi yare moha FOOTBALL⚽️

Waa sawirka cusub ee vining Jr kedib markuu Qalliin qurxin ah oo looga sameeyay qeyb wajiga kamida.Qofkaluuba u ekaaday ...
21/07/2026

Waa sawirka cusub ee vining Jr kedib markuu Qalliin qurxin ah oo looga sameeyay qeyb wajiga kamida.

Qofkaluuba u ekaaday ninkii😀

Savinho ayaa kamid ah ciyaartoyda kusoo laabtay tababarka hordhaca ah ee man city. The horrible is back💙😎
21/07/2026

Savinho ayaa kamid ah ciyaartoyda kusoo laabtay tababarka hordhaca ah ee man city.

The horrible is back💙😎

Tooni kroos🗣 Kubadda cagta ayaa guulaysatay😁
20/07/2026

Tooni kroos🗣 Kubadda cagta ayaa guulaysatay😁

Ninkaas waa xanaaqay😀
20/07/2026

Ninkaas waa xanaaqay😀

Rodri abaalmarintii golden ball waxaa loogu daray fraraantigii dahabka ahaa💙😁
20/07/2026

Rodri abaalmarintii golden ball waxaa loogu daray fraraantigii dahabka ahaa💙😁

Rodri ayaa noqday ciyaaryahankii 11aad ee ku guulaystay world Cup,  champions league iyo Bollondi'or. Almeastro rodri🔥🎩
19/07/2026

Rodri ayaa noqday ciyaaryahankii 11aad ee ku guulaystay world Cup, champions league iyo Bollondi'or.

Almeastro rodri🔥🎩

F.T 1-0Spain ayaa ku guulaysatay Koobka aduunka by by Argentina.
19/07/2026

F.T 1-0

Spain ayaa ku guulaysatay Koobka aduunka by by Argentina.

😀
19/07/2026

😀

H.t 0-0 Qeybtan boring bay iska aheyd Spain ayaa ciyaarta iska maamushay oo kubbada iska haysatay inkastoo ayna ka faa'i...
19/07/2026

H.t 0-0

Qeybtan boring bay iska aheyd Spain ayaa ciyaarta iska maamushay oo kubbada iska haysatay inkastoo ayna ka faa'iidaysan halka Argentina hal shot ku tuurin goosha❎️

Address

Jigjiga
Jijiga

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+251991306237

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi yare moha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category