Erar sport page

Erar sport page Kusoo dhawoow erar sport page oo aad kahelayso wararka ciyaaraha

Maamulka Magaalada Qabridahare ayaa ku guullaystay koobkii maamul magaaloyinka Deeganka. Qoraxey, oo abaar koob la'aan a...
15/02/2026

Maamulka Magaalada Qabridahare ayaa ku guullaystay koobkii maamul magaaloyinka Deeganka. Qoraxey, oo abaar koob la'aan ah haysan 12 sanno. Bil gudaheed koobkii labaad ayaa ka degaya. Horyaalkii Degmooyinka iyo maamul magaaloyinka.

Macalin Cabaas, oo horrey u qaaday koobasha ugu badan Deeganka ayaa markana tayadiisa muujiyay. Halmar oo afar dhamaad uu ku hadhay mooye dhamaan tartamadii kale kooxaha uu watay ayaa koobka qaaday.

Hamabalyo Qabridahare. Kulankii u horreeyay waa laga badiyay, laakin waxay dhigeen taarikhdii Argentine oo kale.

ciyaarta galabta ya guulaysan ayaad isleedahayqabri dahar VS dhagax buor
03/02/2026

ciyaarta galabta ya guulaysan ayaad isleedahay
qabri dahar VS dhagax buor

Hanbalyo kooxda Gaashan oo finalka iska xaadirisay. Maalintii ay wajaheen ree Burco ayaan soo raacay. Xiligii buuqa la d...
31/01/2026

Hanbalyo kooxda Gaashan oo finalka iska xaadirisay. Maalintii ay wajaheen ree Burco ayaan soo raacay. Xiligii buuqa la doonayay in lagu reebo. Markale maanta Wajaale oo reero buuq ahayd ayay reebtay.
Tartankan kooxaha aan dawaday waxaa ugu adkayd Goodir Saaxil, koox dhamaystiran bay ahayd. Shalay waxaa lagu reebay nasiib. Goolka ay helleen unbaa difaac la xarroden. Walow kooxday wajahayen ee Dowlada hoose hargaysa aysan halis ku aburen marka laga yimaada goolka daqiiqadihi dhamadka hellen. Kooxda Dowlada Hargeysa iyo Wajaale ayaa ugu ciyaar liitay, dadka qaar ayaa se lahaa ciyaartoybaa ka maqnaa.

Macalin Cabaas ayaa tartanka magaaloyinka hogaamin doona Maamulka Magaalada Qabridahare. 6 sanno ayuu kasoo muuqday tart...
31/01/2026

Macalin Cabaas ayaa tartanka magaaloyinka hogaamin doona Maamulka Magaalada Qabridahare. 6 sanno ayuu kasoo muuqday tartamada Deeganka. 4 kamid ah isagaa koobka. 3 Jigjiga ah iyo mid Faafan ah. Markale kaalinta 3aad ayuu galay, halka mid kale Afar dhamaad gaadhay. Waa macalinka ugu koobasha badan Deeganka.

Sannadkan maamulka Qabridahare way soo hub uruursadeen. Lix tartan ayuu kasoo muuqday. Mid 3aad ayuu galay, mid Semifinal, halka 4tii kale uu qaaday. Miisanka culus weeye.

championsdegmada fiiq ayaa ku guulaysataytartankii 8da degmo ee gobolka erar
24/01/2026

champions

degmada fiiq ayaa ku guulaysatay
tartankii 8da degmo ee gobolka erar

24/01/2026

fiiq 2 : 0 yaxoob
qaybtii dambe ee ciyaarta ayay socotaa

  oo ku guulayso  kulanka finallka ah ee udhaxeeyafiiq iyo yaxoob        saadaashii h**e cidna kuma guulaysan sababtoo l...
23/01/2026

oo ku guulayso

kulanka finallka ah ee udhaxeeya

fiiq iyo yaxoob







saadaashii h**e cidna kuma guulaysan sababtoo
laba qof oo saadaasha saxay waxay katageen share tii
qofka shuruudaha aan dhamays tirin waxba naguma leh

Hambalyo Hambalyo degmada araarso oo qaaday cupkii jarar 🏆
23/01/2026

Hambalyo Hambalyo degmada araarso oo qaaday cupkii jarar 🏆

22/01/2026

fiiq finall

fiiq ayaa iska xaadirisay finalll

22/01/2026

full time
fiiq 0 vs waangay 0
penalt ayaa la ciyaarayaa

22/01/2026

wangay iyo fik
0 iyo 0
qay ti dambe ciyaarta

Address

Fik
Harerge

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Erar sport page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category