Xafiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Gobolka shabelle

Xafiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Gobolka shabelle Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Xafiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Gobolka shabelle, Sport & recreation, Ethio/somali region, Gode.

Waxaan Magalada Godey Kusugan Malmahan Agasinka Ciyaaraha Fudud Mudane Cabdiqadir Waxaana Shalay dhisnay Teamka Orodada ...
18/08/2026

Waxaan Magalada Godey Kusugan Malmahan Agasinka Ciyaaraha Fudud Mudane Cabdiqadir Waxaana Shalay dhisnay Teamka Orodada Iyo Ciyaaraha Fudud Ee MMG

10 Jully 2026 Waxay ahayd maalin Aanan Ilawaayi Donin Hamigii Aan Lahayn Iyo Xaalku Siduu Noqday Balse Qadar Alle Ayaan ...
11/07/2026

10 Jully 2026
Waxay ahayd maalin Aanan Ilawaayi Donin Hamigii Aan Lahayn Iyo Xaalku Siduu Noqday
Balse Qadar Alle Ayaan Labajinkarin
Waxaan Lahayn Tariikh Sameeya Oo Gobalka Facawayn Kabixiya Baarta Koob La aanta Balse Maysan Noqon

Waxaan Raaligalin Udiraya Tagarayashi Iyo Guud Ahaan Bulshadii Gobalka Shabele Dal Iyo Dibadba Waxaan Rumayn Waynay Riyadiini Balse Waxaan Rajayn Inaan Mar Uun Rumayno Insha Allah

Waxaa Qoray Iskuduwaha Xafiska Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Ee Gobalka Shabele
Mudane Nur Gedi Dahir

Xulka Kubada Cagta Ee Gobalka Shabele Guul Ayaan Urajaynaya Ciyaarta Bari Aha Ilaa Finalka Gulaysta Idam Alle
05/07/2026

Xulka Kubada Cagta Ee Gobalka Shabele
Guul Ayaan Urajaynaya Ciyaarta Bari Aha Ilaa Finalka Gulaysta Idam Alle

Waxaa Guud ahaan Kafurmay Gobalka Shabele Iyo Mamulka Gobalka Gode Barnamijka Tabarucaadka Bilaha Xagaga  Waxaa Lagu Daa...
27/06/2026

Waxaa Guud ahaan Kafurmay Gobalka Shabele Iyo Mamulka Gobalka Gode Barnamijka Tabarucaadka Bilaha Xagaga
Waxaa Lagu Daahfuray Dhirbeeris Iyo Dhiig shubis

Waxaan Xalay Qabanay Casho Sharafeed Ciyaartoyda Gobalka Shabele Kadib Guulo Muhiima Oy Kagadheen Ciyaaraha Wareega Gobo...
27/06/2026

Waxaan Xalay Qabanay Casho Sharafeed Ciyaartoyda Gobalka Shabele Kadib Guulo Muhiima Oy Kagadheen Ciyaaraha Wareega Gobolada Deegaanka

Hambalyo Xulka Kubada Cagta Ee Gobalka Shabele Oo Guul Tarikhiya Kagadhay Dhihiisa Gobalka Daawa
23/06/2026

Hambalyo Xulka Kubada Cagta Ee Gobalka Shabele Oo Guul Tarikhiya Kagadhay Dhihiisa Gobalka Daawa

Degmada Bercaano Ee gobalka Shabele Waxaa Sitoosa Uga Furmaya Wareega Ciyaaraha Heerka 1aad
22/06/2026

Degmada Bercaano Ee gobalka Shabele Waxaa Sitoosa Uga Furmaya Wareega Ciyaaraha Heerka 1aad

Xulka Kubada Cagta Ee Gobalka Shabele Waa Diyaar
19/06/2026

Xulka Kubada Cagta Ee Gobalka Shabele Waa Diyaar

18/06/2026

Group A
Qoraxay
Jarar
Liibaan
Erer

Group B
Afdheer
Doolo
Siti
Nogob


Group C
Shabele
Dawa
Fafan

Macalinka Sanadkan Hogaamin Doona Xulka Kubada Cagta Ee Gobalka Shabele Mudane Anwar Cali Xaashi
08/06/2026

Macalinka Sanadkan Hogaamin Doona Xulka Kubada Cagta Ee Gobalka Shabele Mudane Anwar Cali Xaashi

Address

Ethio/somali Region
Gode

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xafiska Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee Gobolka shabelle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share