Midnimo Football Club-B.H

Midnimo Football Club-B.H Midnimo team Wa Koox ka Ciyarta Heerka 1Aad ee kubada cagta degmada B-hawo Ee Gobolka gedo.

Full Time At Boore Stadium Mbc 1- Midnimo Football Club-B.H 1Goal Scores 🔥Bogba 🔥Assisted By Sadam🔥Man Of Match 🥇SubkowC...
13/05/2026

Full Time At Boore Stadium

Mbc 1- Midnimo Football Club-B.H 1

Goal Scores 🔥Bogba 🔥Assisted By Sadam🔥

Man Of Match 🥇Subkow

Congratulations Guys For The Great Job Let Us Keep The Spirit

Ugu Danbeyn Waxan Umahad Celineynaa Illahey Kasokow Tageraha Mar Walbo Nagarab Tagan VOMOS CADCADKA

Bismilah InshaAllah Barita Waxan Lenahay Away Geam Mbc 🆚️ Midnimo Football Club-B.H Boore Stadium 🏟 Sacada 16-30 Tariqda...
12/05/2026

Bismilah InshaAllah Barita Waxan Lenahay Away Geam

Mbc 🆚️ Midnimo Football Club-B.H

Boore Stadium 🏟

Sacada 16-30

Tariqda - 13- 6-2026

Nooca Funanada Sawirka idin Kaga Muqato Dawasho Wacan Tagerayasha Mar Walbo Nagarab Tagan VOMOS CADCADKA

Bismilah Isku Soo Noqod Wanagsan Sxbyal Waxan Dil U Bilawnay Ciyaraha Naga Waxan Galabta Marti Unahay Atlas Vs Midnimo F...
04/04/2026

Bismilah

Isku Soo Noqod Wanagsan Sxbyal Waxan Dil U Bilawnay Ciyaraha Naga

Waxan Galabta Marti Unahay

Atlas Vs Midnimo Football Club-B.H

Boore Stadium 🏟

🚨| RAMADAAN MUBAARAK.Saxiibada nagu xidhan waxaan ugu hambaliyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.Ilahay ciba...
17/02/2026

🚨| RAMADAAN MUBAARAK.

Saxiibada nagu xidhan waxaan ugu hambaliyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan.

Ilahay cibaadada iyo soonka bishan ha inaga aqbalo.

Ilahay bishan bisheeda nabad qab iyo cafimaad hanagu gaarsiyo,inta xanuusan ilahay ha caafiyo in dhimateyna ilahay how naxariisto.

Dhamaanteen aan is cafino saaxibayaal, qof walba waan cafiyey kii xitaa coment igu dhaliilay ama igu soocaayey qalbiga aan isu furno.

M A H A D S A N I D I I N

Inaalilaahi Wa Inaa ilaahi Raajicuun ma dhinta wa Alle Geeri xanun bdn o Qalbigeyga gilgishay Rabbi ha u naxaristo Abaa ...
29/12/2025

Inaalilaahi Wa Inaa ilaahi Raajicuun ma dhinta wa Alle

Geeri xanun bdn o Qalbigeyga gilgishay Rabbi ha u naxaristo Abaa Xildhibaan Shaacib Ibrahim Faarax Colow oo caawa ku geeriyoday casimada dalka e Muqdisho Qabriga Allaha u waasiciyo, kitabkiisa gacanta Midig Allaha ka siiyo amiin yaa Allah wxn u tacsiyeynaya dhaman rer gado gar ahan qoyski & qabaradi u ka baxay marxuunka gar ahaan walalahen & iyo dhamaan reer Shaacib. Walalyaal, Aabe rabbi baa inaga jeclaaday ee samiir iyo iiman alaha inkasiyo . Gadashiisna Alle nama fidneeyo.

Hambalyo! 🎉  Waxaa si kal iyo Laab ah ugu hambalyeynaynaa naadiga Qadhaw Football Club (Maroodiyaasha) guusha weyn ee ay...
25/11/2025

Hambalyo! 🎉
Waxaa si kal iyo Laab ah ugu hambalyeynaynaa naadiga Qadhaw Football Club (Maroodiyaasha) guusha weyn ee ay ka gaareen tartankii degmada Baladxaawo.

Koobkan wuxuu markhaati u yahay dadaalkiina, isku duubnidiina iyo kartidiina.

Waa guul aad u qalanteen, waxaana idiin rajeyneynaa guulo iyo koobab kale mustaqbalka dhow iyo kan fog.

Mar kale hambalyo Maroodiyaasha! 🏆👏⚽

Ciyarta Bari Galab Waxan Dheleynaa Warega Labad League Dagmo Real Star 🆚️ Midnimo Football Club-B.H Sacada 3 :15Tariqda ...
12/11/2025

Ciyarta Bari Galab
Waxan Dheleynaa Warega Labad League Dagmo

Real Star 🆚️ Midnimo Football Club-B.H

Sacada 3 :15

Tariqda 13:11:2025

Guul Wacan Cadcadka

05/11/2025

Full Time At Empire Stadium 🏟

Dhabad United 1 Midnimo Football Club-B.H 1

Penalty

Dhabad 3- Midnimo Football Club-B.H 4

Goal Scores 🔥Abdila🔥Assisted By Zaki🔥

Man Of 🥇Abdila

Alxamdulilah ilahbaa Ku Mahadsan Guusha Nasiyay

Waxan Sidookale Umahadcelinena tagerayashena Waqti Walbo Nagarab Tagan VOMOS CADCADKA ⚽️ 🤍 💪

IT'S MATHCDAY 🔴 Garonka Empire Stadium 🏟 League Game: Dhabad United 🆚️ Midnimo Football Club-B.H Kulanka One World Tourn...
04/11/2025

IT'S MATHCDAY 🔴

Garonka Empire Stadium 🏟

League Game: Dhabad United 🆚️ Midnimo Football Club-B.H

Kulanka One World Tournament

Tariqda:5 :11:2025

Sacada :3:10 pm

Cadcadka Waa Diyar ⚽️🤍💪

Inalilahi Wa Ina Ileyhi Raajicuun😭😩Geerida Waa Xaq Balse Kala Xanuun Badan WlhiDhamaan Midnimo Football Club-B.H Family ...
20/10/2025

Inalilahi Wa Ina Ileyhi Raajicuun😭😩
Geerida Waa Xaq Balse Kala Xanuun Badan Wlhi
Dhamaan Midnimo Football Club-B.H Family Wxey Tacsi Tiiranyo Leh Udirayan Qoyska Marxum Wllken Mohamed Bashka Baka Oo Tiisa Dhamaatay😭
Samir Iyo Iiman I.a Anagana Gadashis Alle Nama Fidneyo jnatul firdowsa Allaha Ku irzaqo I.a

Address

Deg B-Hawa Via Khalil Hostpial Xafada Farjano
Gedo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midnimo Football Club-B.H posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category