kacusko football club

kacusko football club sport team

jimce karim Saladinti kacusko
17/07/2026

jimce karim Saladinti kacusko

Eiid mubarak kulu cam wantu bikhayr Dhaman umada Muslimka meel walbod jogtan Ciid mubarak ☪️
20/03/2026

Eiid mubarak kulu cam wantu bikhayr Dhaman umada Muslimka meel walbod jogtan Ciid mubarak ☪️

Bismilah:-Dhammaan umada Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka waxaan idiin ku hambalyeynaynaa munaasabadda b...
17/02/2026

Bismilah:-Dhammaan umada Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta caalamka waxaan idiin ku hambalyeynaynaa munaasabadda barakaysan ee bilashada bisha Ramadaan.

Alle ha inaga aqbalo acmaasha wanaagsan.

Ramadaan kariim

kacusko
19/01/2026

kacusko

  waxan gadhanay gushi ugu horyso ee warega OA ee sandka 2018e.t Ama 2025 balntenu inshll waa ilaa kobka myteam   inshll...
15/11/2025

waxan gadhanay gushi ugu horyso ee warega OA ee sandka 2018e.t Ama 2025 balntenu inshll waa ilaa kobka myteam inshll

MAHADLE

  Manta waxan la ciyardona inshll koxda bahada cakara waxan rajaynayna inshll gull maxad nagu dhirigalin lahayad 🤩
04/11/2025


Manta waxan la ciyardona inshll koxda bahada cakara waxan rajaynayna inshll gull
maxad nagu dhirigalin lahayad
🤩

BISMILLAH.waxan dhaaman salamay Tagerayasha Teamka KINGS OF KACUSKO waxan Dib ubilabidona tarerinadi iyo ciyaihi Fred's ...
13/02/2025

BISMILLAH.
waxan dhaaman salamay Tagerayasha Teamka KINGS OF KACUSKO waxan Dib ubilabidona tarerinadi iyo ciyaihi Fred's ka ah waxan bixi Dona dhawan safar ama away inshll sida ad kolba u taqanan.
ALLA MAHADLE.

Bismilah :- magaciisu waa khaalid mahamed Ewal oo loo Garan ogyahay (garaad duudi) waa goalkeeper  gool hayaha igu cajii...
13/10/2024

Bismilah :- magaciisu waa khaalid mahamed Ewal oo loo Garan ogyahay (garaad duudi) waa goalkeeper gool hayaha igu cajiibsan gobolka jarar gar’ahaan mamulka magalada Dhagaxbuur wuxuu u ciyaara naadiga ama kooxda Kubada cagta ee kings of kacusko 0A wuxuu ku guulaystay 3 koob oo xidhiidh ah oo ay badonkoodu yihiin clean shoot dhammantoodna final uun laga dhaliyy Hal hal gool waa goolhaye Cajiib ah waxaa kale oo uu leyahay xirfad dhanka kale ee ciyaarta isagoo qaban Kara boosas fara badan waxan leenahay hambalyo hambalyo hambalyo ciyaaryahan cajiib ah⚽️✊

Training ⚽️♥️
24/09/2024

Training ⚽️♥️

Address

Ugaas Mahamuud Stadium
Degeh Bur

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when kacusko football club posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category