Midnimo sports

Midnimo sports Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Midnimo sports, Sports Club, 0777578144, Degeh Bur.

⚽πŸ”₯ Karinka academy πŸ”₯⚽Midkamida kooxaha ugu fiican jiilkooda
03/07/2026

⚽πŸ”₯ Karinka academy πŸ”₯⚽

Midkamida kooxaha ugu fiican jiilkooda

Magaciisu waa Guuleed ahmett mohamed  (Guuleed Bulshawi) Waxa uu ka ciyaaraa booska Gk goolhaye waa mid Sanadadii u dajb...
21/07/2023

Magaciisu waa Guuleed ahmett mohamed (Guuleed Bulshawi)

Waxa uu ka ciyaaraa booska Gk goolhaye waa mid Sanadadii u dajbaysay ka soo muuqday saaxada kubada cagta ee maamulka magaalada dhagaxbuur isagoo marba marka kasii danbaysa Dadaalkiisa sii muujina

Waxa uu soo matalay F.c Drgahbour Clup,Qabaleega sadexaad oo uu sanadkii ugu danbeeyay ee Uu kula guulaystay koobkii ay qaadeen Iyo kooxdiisa uu hada kamidka yahay Ee F.c Karinka Waxaan kuu rajaynayna guulo kaloo badan

Taageere Adna waxad odhan lahayd coment nagula wadaagπŸ™

17/07/2023

Anagoo ku hadlayna magaca BAHDA SPORTIGA DHAGAXBUUR waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga darayna ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday walalken saxiibkeen marxuum MUBASHIR naxariistii jano Alle haka waraabiyo AMIN AMIN🀲🀲

Gaar ahaan waxan geeridan murugta badan la qaybsanayna familkiisa ilahay samir iyo iimaan ha inaga wada siiyo

Qof walba oo qoraalkan arka waxan ka codsanayna inuu walalkena saxiibkeena u duceeyo🀲🀲

GOLDEN POYS 0D     Waa da yar kadhisan m/ m/ dhagxax buur  waxay wadaan tareeniga todobaad laha ahaa  markasta waxay ina...
11/06/2023

GOLDEN POYS 0D

Waa da yar kadhisan m/ m/ dhagxax buur waxay wadaan tareeniga todobaad laha ahaa markasta waxay inaga mudan yihiin dhiirigalin

GOLDEN POYS 0D HORAY USOCOD WANAAGSAN ⚽️

Kulanka maanta  kadhacaya Garoonka ugaas maxamud stadium   karinka vs future  oo kadhisan    wardheer    Time 4:30  gala...
09/06/2023

Kulanka maanta kadhacaya Garoonka ugaas maxamud stadium karinka vs future oo kadhisan wardheer

Time 4:30 galabnimo

π‘¬π’Šπ’… π‘΄π’–π’‘π’‚π’‚π’“π’‚π’Œ π‘¬π’Šπ’… π‘΄π’–π’‘π’‚π’‚π’“π’‚π’Œ π‘¬π’Šπ’… π‘΄π’–π’‘π’‚π’‚π’“π’‚π’Œπ‘°π’π’‚π’‚π’‰π’‚π’š 𝒉𝒂 π’Šπ’π’‚π’ˆπ’‚ π’…π’‰π’Šπ’ˆπ’ π’Œπ’–π’˜π’Šπ’Š π‘¨π’„π’Žπ’‚π’‚π’”π’‰π’π’π’…π’‚ π’π’‚π’ˆπ’‚ 𝒂𝒒𝒃𝒂𝒍𝒐  π‘ͺπ’Šπ’Šπ’…π’‚π’ π’„π’Šπ’Šπ’…π’†π’†π’…π’‚π’π’‚ π‘ͺπ’‚π’‚π’‡π’Šπ’Žπ’‚π’‚π’… ...
21/04/2023

π‘¬π’Šπ’… π‘΄π’–π’‘π’‚π’‚π’“π’‚π’Œ π‘¬π’Šπ’… π‘΄π’–π’‘π’‚π’‚π’“π’‚π’Œ π‘¬π’Šπ’… π‘΄π’–π’‘π’‚π’‚π’“π’‚π’Œ

π‘°π’π’‚π’‚π’‰π’‚π’š 𝒉𝒂 π’Šπ’π’‚π’ˆπ’‚ π’…π’‰π’Šπ’ˆπ’ π’Œπ’–π’˜π’Šπ’Š π‘¨π’„π’Žπ’‚π’‚π’”π’‰π’π’π’…π’‚ π’π’‚π’ˆπ’‚ 𝒂𝒒𝒃𝒂𝒍𝒐 π‘ͺπ’Šπ’Šπ’…π’‚π’ π’„π’Šπ’Šπ’…π’†π’†π’…π’‚π’π’‚ π‘ͺπ’‚π’‚π’‡π’Šπ’Žπ’‚π’‚π’… π’Œπ’– π’ˆπ’‚π’‚π’…π’‰π’‚

π‘¬π’Šπ’… π‘΄π’–π’‘π’‚π’‚π’“π’‚π’ŒπŸ₯°πŸŽ†πŸ§¨

Asc   xogta kulanka Karinka ayaa maanta wajihi doona koox kasocota m m goday  nine star   Garoonka ugaas maxamud stadium...
26/01/2023

Asc xogta kulanka

Karinka ayaa maanta wajihi doona koox kasocota m m goday nine star

Garoonka ugaas maxamud stadium 🏟
Saacada 4:30
Karinka vs nine star

champion  fc
26/12/2022

champion fc

18/12/2022

France πŸ‡«πŸ‡·

France πŸ‡«πŸ‡·
18/12/2022

France πŸ‡«πŸ‡·

Address

0777578144
Degeh Bur

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Midnimo sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category