03/09/2026
π₯β½ FRIENDLY MATCH β HA SEEGIN! β½π₯
Waxaa garoonka isku wajihi doona laba kooxood oo diyaar u ah kulan saaxiibtinimo oo xiiso badan! πͺπ₯
π΄ BOMBAS CITY FC π GOREY FC π΅
π
Taariikh: 4/9/2026
ποΈ Goobta: Bombas Stadium
β° Saacadda: 4:00 Galabnimo
π€ Kubaddu waa isdhexgalka dhalinyarada!
β½ Kubaddu waxay isku keentaa dhalinyarada, waxay dhistaa saaxiibtinimo, waxayna kobcisaa wadajirka bulshada. β€οΈπͺ
π₯ Dhammaan taageerayaasha Bombas City FC, garoonka ha lagu kulmo!
BOMBAS CITY FC β€οΈπ€ β Dagaal ilaa daqiiqadda ugu dambeysa! ππ₯