03/07/2025
Alxm 🤲 Waxa si Qurux badan noogu soo dhamaday leuge in mudo noo socday waxana ku Gulaystay Fc Culij 🏆 marti sharaftenana waxan adin lenahay aad umahad santihiin 🫡 waxana Nobilaban doono leuge kle isbuca soosocdo I.a wxaan Rajeynayna inuu noo noqdo mid kan ka Qurux badan 👍 mahadsanidiin 🫡❤️