FCB vs RMA - Loolanka Sareeya

FCB vs RMA - Loolanka Sareeya waxay ku saabsan tahay labada kooxood ee kubbadda cagta ugu fiican adduunka — Real Madrid iyo FC Barcelona.

⚽️ Ku Soo Dhawaada Somali Fan Page – Taageerayaasha Real Madrid & Barcelona! 🔥Asxaabta kubadda cagta jecelow, soo dhowaa...
29/01/2025

⚽️ Ku Soo Dhawaada Somali Fan Page – Taageerayaasha Real Madrid & Barcelona! 🔥

Asxaabta kubadda cagta jecelow, soo dhowaada! 🎉 Halkaan waa goobta ay ku kulmaan taageerayaasha labada kooxood ee ugu waa weyn adduunka – Real Madrid & FC Barcelona! 🤍🔵🔴

Waxaa halkaan ku wadaagi doonnaa:
✅ Wararkii ugu dambeeyay ee labada koox
✅ Falanqeyn kulamada xiisaha leh
✅ Doodo & xifaaltan saaxiibtinimo
✅ Sawirro & xusuus kale oo xiiso leh

Haddii aad tahay Madridista ama Culé, halkan waa gurigaaga! ❤️🔥 Ku biirso dooda, la falgal taageerayaasha kale, oo ha moogaanin xamaasadda El Clásico!

📢 Fadlan like & share saar, oo asxaabtaada ugu yeer! 🏆⚽️



Address

Ethioipia
Addis Ababa
23324

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FCB vs RMA - Loolanka Sareeya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category