09/04/2024
Hambalyo CIID MUBAARAK
-----------------------------------------------------------------
Waxaan guud ahaan muslimiinta caalamka, gaar ahaan kuwa dalka iyo deegaanka ugu hambalyaynayaa farxadda munaasabadda maalinta barakaysan ee Ciidul-fidriga.
Waxaan dhammaanteen Eebbe waydiisanaynaa in uu innaga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii wanaagsanayd ee aynu gudannay bishii barakaysnayd ee Ramadaan dhexdeedii.
Eebbe ciiddan ciiddeeda iyo ciido kale oo badan ha inagu gaadhsiiyo, caafimaad qab, cibaado suubban, camal saalix ah, cimri-barakaysann iyo ceesh waasic ah oo xaal ah.