Gool iyo Guul

Gool iyo Guul Madadaalo, Farxad iyo xogo sport Oo xaqiiqa

๐Ÿšจ๐Ÿšจ Arsenal Oo ku dhawaaqday bixitaanka iyo qiimaha  ยฃ60m ee ay ku iibiyeen Gabriel Martinelli , Alhillal, taas Oo ka dhi...
04/09/2026

๐Ÿšจ๐Ÿšจ Arsenal Oo ku dhawaaqday bixitaanka iyo qiimaha ยฃ60m ee ay ku iibiyeen Gabriel Martinelli , Alhillal, taas Oo ka dhigaysa taariikh cusub kooxda tan iyo bixitaankii Alex Oxlade-Chamberlian Oo ay ยฃ35m ay kaga iibiyeen naadiga Liverpool in 2017 ๐Ÿคฏ

Liiiga Caalamka: 7aad kan waxaa jiri doona 6 ciyaarood โ€œDerbiesโ€ Oo in isha lagu hayo mudan lagana ciyaari doono liigaga...
04/09/2026

Liiiga Caalamka: 7aad kan waxaa jiri doona 6 ciyaarood โ€œDerbiesโ€ Oo in isha lagu hayo mudan lagana ciyaari doono liigaga Yurub ee kala ah๐Ÿ“ˆ๐Ÿ”ฅ

~LaLiga SerieA EPL SรผperLig Ligue1 Eredivisie

Kulamada EPLCaawa: Ipswich Town vs Liverpool Kulamada kale waa Sabti iyo Axada.
04/09/2026

Kulamada EPL

Caawa: Ipswich Town vs Liverpool

Kulamada kale waa Sabti iyo Axada.

๐Ÿšจ LaLiga ah SpainKulanka caawa๐ŸŽฎ ๐‘๐„๐€๐‹ ๐๐„๐“๐ˆ๐’ ๐Ÿ†š๏ธ ๐‘๐„๐€๐‹ ๐Œ๐€๐ƒ๐‘๐ˆ๐ƒ๐Ÿ† La Liga wareegii - 4๐Ÿ“† Jimco, 4 September 2026โฐ 10:00 Habeenim...
04/09/2026

๐Ÿšจ LaLiga ah Spain

Kulanka caawa

๐ŸŽฎ ๐‘๐„๐€๐‹ ๐๐„๐“๐ˆ๐’ ๐Ÿ†š๏ธ ๐‘๐„๐€๐‹ ๐Œ๐€๐ƒ๐‘๐ˆ๐ƒ
๐Ÿ† La Liga wareegii - 4
๐Ÿ“† Jimco, 4 September 2026
โฐ 10:00 Habeenimo
๐ŸŸ๏ธ La Cartuja Stadium
๐Ÿ Garsoore : Hernรกndez Hernรกnde

5-tii kulan ee ugu dambeeyay ee La Liga ay isku wajahaan:
Real Madrid - 2 Guul
Real Betis - 1 Guul
๐Ÿซฑ๐Ÿปโ€๐Ÿซฒ๐Ÿฝ 2 Bareejo

04/09/2026

โ€ขNatiijooyinkii Khamiistii 3rd September

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธSPAIN - LA LIGA
Real Sociedad 0-0 Celta de Vigo

๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡นITALY - COPPA ITALIA

Palermo 5-2 Mantova
Cagliari 1-2 Hellas Verona

๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ทFRANCE - LIGUE 1
Toulouse 0-1 Lille

๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ณ๓ ฃ๓ ด๓ ฟSCOTLAND - PREMIERSHIP
Hibernian 1-3 Hearts

๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ฆSAUDI ARABIA - PROFESSIONAL LEAGUE

Al-Fayha 2-2 Al-Kholood
Neom 3-0 Al-Khaleej
Al-Diriyah 0-2 Al-Qadsiah

DOODCiyaartawgee baa qiimo aan uqalmin lagu iibsaday!Hoos nagula wadaag!
04/09/2026

DOOD
Ciyaartawgee baa qiimo aan uqalmin lagu iibsaday!
Hoos nagula wadaag!

Kulamada 7aadka 3aad iyo Premier League
03/09/2026

Kulamada 7aadka 3aad iyo Premier League

03/09/2026

โ€ขNatiijooyinkii Arbaca da, 2nd September

๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ชGERMANY - DFB-POKAL
Osnabruck 1-4 Bayern Munchen

๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡นITALY - COPPA ITALIA

Sassuolo 1-1 Frosinone (4-3 on penalties)
Udinese 2-1 Venezia

๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟENGLAND - CHAMPIONSHIP

Millwall 0-3 Wrexham
Queens Park Rangers 2-1 Cardiff City
West Brom 1-1 Charlton Athletic
Burnley 1-1 Middlesbrough

๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ณ๓ ฃ๓ ด๓ ฟSCOTLAND - PREMIERSHIP

Celtic 3-0 Aberdeen
Dundee 1-1 St Johnstone
Kilmarnock 0-1 St Mirren
Motherwell 3-0 Dundee United
Falkirk 1-2 Rangers

๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆSOUTH AFRICA - PSL
Mamelodi Sundowns 2-0 Milford

๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ฌEGYPT - PREMIER LEAGUE

El Gouna 0-1 Arab Contractors
Abu Qir Semad 0-2 Al Ittihad
Ceramica Cleopatra 2-0 Modern Sport

Adoo eegaya dhexda koox walba haysato 5ta naadi ee ugu tunka wayn EPL, kala saraysii?
03/09/2026

Adoo eegaya dhexda koox walba haysato 5ta naadi ee ugu tunka wayn EPL, kala saraysii?

Isbarbar dhiga safafka 4 koox ee Arsenal, M city, Mutd & Chelsea.Kooxdee haysatay koox isku dheeli tiran?
02/09/2026

Isbarbar dhiga safafka 4 koox ee Arsenal, M city, Mutd & Chelsea.

Kooxdee haysatay koox isku dheeli tiran?

Address

Addis Ababa
1070

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gool iyo Guul posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category