31/12/2023
Nothingham ayaa guuldaradii 9aad ee Horyaalka dhadhansiisay United, Heerkan imika ay marayso united xitaa ma sadaalin kartid ciyaarta ay guuleysan karaan ama nooca kooxaha ee ay ka adkaan karaan waayo ma jirto koox aan la dhaqmi kareyn weerarka bilaa khatarta ah ee united khad dhexe oo bilaa tayo ah Daafac aan laga cabsaneyn iyo Goolhaye Bilaa kalsooni ah.