SYL Indoor

SYL Indoor Page kan waxa iska leh SYL indoor kaso kadhisan degmada balad xaawo wuxuna idiin so gudbin donaa ins

22/06/2024
07/04/2024

Halka aadse ka nugu shahay kol hadeey haleelaan. Abidkii nin hiil biday dumar hadh uma jiidaan.

27/03/2024

Nafyahay hasaluugin waayaha .
hana usuul dhabaaleyn waxaan saadir kuu qorin.
sadkaad dunida kuleedahay cidna lama siinayee garo.
Saacadaha ordaayaa calafkaada sidee haka quusanee sugo soodhawee ayaamaha.

Sidaan inaad ahaatiyo inaad sii wacnataa wayahaa kala saari doonee samir oo kasii soco dadaalkaada sii badi.

Walalkey cabdulahi range cibar geerida ku timid wa mid an  aad oga naxay markii aan maqlay . allaha kunaxariisto walal k...
24/03/2024

Walalkey cabdulahi range cibar geerida ku timid wa mid an aad oga naxay markii aan maqlay . allaha kunaxariisto walal kitabkada midigta kasiiyo qabrigana ku waasiciyo aamin. Waxan tacsi udirayaa lana qaybsanayaa xanuunka walashey Daruura aadan iyo dhamaan reer aadan wacle reer cibaar ilmihiisa iyo dumashideen ehel iyo asxaab dhamanteen allaha samir iyo iimaan naga siiyo walalken cabdulahi raagi cibaar anagana gadaashii alle nama fidneeyo.

24/01/2024

🎖Hirshabeele🎖

🏆

Waxaa sitoos ah u bilaaban doona tartanka Ramadan cup ee SYL STADIUM galabga  axda ah tariikhda ay tahay 26/3/23 waxan d...
25/03/2023

Waxaa sitoos ah u bilaaban doona tartanka Ramadan cup ee SYL STADIUM galabga axda ah tariikhda ay tahay 26/3/23 waxan dhaman tagerayaasha kooxaha iyo mucaashaqiinta kubadda cagta an kuso dhaweyneynaa SYL STADIUM wana ooga mahadcelineynaa waqtigooda qiimaha badan oo ay nasiiyen bisha barakeysan daawasho wacan.

Ciyaarta haben dambe sadaali adigoo aan tagereyn kooxna.
14/01/2023

Ciyaarta haben dambe sadaali adigoo aan tagereyn kooxna.

Ciyaarta caawa waxay kuso idlatay natiijada hoos ku xusan👇
14/01/2023

Ciyaarta caawa waxay kuso idlatay natiijada hoos ku xusan👇

Ciyaarta caawaONKOD FC QATAR VS GALAD SHOP FRANCE waxa labada koox kala wato macalin Abdullahi Cabka iyo ciyaaryahan kun...
14/01/2023

Ciyaarta caawa
ONKOD FC QATAR VS GALAD SHOP FRANCE
waxa labada koox kala wato macalin Abdullahi Cabka iyo ciyaaryahan kun macalin sade galjecelow . Dawasho wacan .

Kala sareyta LEAGUE
12/01/2023

Kala sareyta LEAGUE

Ciyaarta haben dambe waxay dhexmari dontaa labada koox ee kala ah 👇
12/01/2023

Ciyaarta haben dambe waxay dhexmari dontaa labada koox ee kala ah 👇

Dirección

Manresa

Notificaciones

Sé el primero en enterarse y déjanos enviarle un correo electrónico cuando SYL Indoor publique noticias y promociones. Su dirección de correo electrónico no se utilizará para ningún otro fin, y puede darse de baja en cualquier momento.

Contacto La Empresa

Enviar un mensaje a SYL Indoor:

Compartir

Categoría