Mo Ducaale

Website

Mo Ducaale Everything about football specially Arsenal Things❤️
lets reach 2k⏳️

Saka ayaa 19 gool u dhashay xulka qaranka England waana 25jirFoden oo 26 jir, Gordon oo 25 jir, Palmer oo 24 jira iyo Ro...
04/10/2026

Saka ayaa 19 gool u dhashay xulka qaranka England waana 25jir

Foden oo 26 jir, Gordon oo 25 jir, Palmer oo 24 jira iyo Rogers oo 24 isku darkooda waxay u dhaliyeen 15gool.

Lakala tag orodna maaha ku darso wuxuu back to back u qaatay England Player of the year mid iyagana ka midna muusan qaadan.

Misana isaga loogi dhagis badan yahay Palmer, Rogers iyo Foden isku darkooda waxay haystaan goolal la mid ah inta Rice oo No.6 ah u dhaliyey xulka.

Waana sababta ay Foden iyo Palmer guriga uga dawanayaan qaranka mudo sanad ah Saka-na koob walba u ciyaarayey.

Starboy for a reason🐐

Mikel Merino Aka Mr Clutch isna waa ku tuurtay gooshiisa kadib markii uu soo gallay daqiiqadii 67-aad.Halka Zubimendi is...
03/10/2026

Mikel Merino Aka Mr Clutch isna waa ku tuurtay gooshiisa kadib markii uu soo gallay daqiiqadii 67-aad.

Halka Zubimendi isna uu ciyaaray 16 daqiiqo.

Raya isna wuu dhamaysatay kulanka.

Brace for the Starboy seasonkaan 10 kulan uu ciyaaray 6 gool u dhaliyey not a bad marka loo fiiriyo form xumadiisii ayaa...
03/10/2026

Brace for the Starboy seasonkaan 10 kulan uu ciyaaray 6 gool u dhaliyey not a bad marka loo fiiriyo form xumadiisii ayaamahan socotay!!

Konsa isna wuu dhamaysatay kulanka halka Skelly 13 daqiiqo ciyaaray Eze isna 23 min ciyaraay.

Caawa Bench-laydii Pedri iyo David Raya waqti la siiyey, de le fuente caawa raggaas waa maareeyey lol.Zubimendi iyo Mike...
03/10/2026

Caawa Bench-laydii Pedri iyo David Raya waqti la siiyey, de le fuente caawa raggaas waa maareeyey lol.

Zubimendi iyo Mikel Merino Bench kuso bilowdeen iyaguna.

My boy Bukayo maanta inuu shabaqo soo taabto ka codsaday dalabkaas wala fuliyey mid kalena hadaan ku dari rabnaaa!!Meel ...
03/10/2026

My boy Bukayo maanta inuu shabaqo soo taabto ka codsaday dalabkaas wala fuliyey mid kalena hadaan ku dari rabnaaa!!

Meel weerarka dhan maanta shaqaysanayeen haduusan dhaliyeen ceeb aaba nagga raaci lahayd Foden foden camal uu noqon laha se he is starboy🥶🔥

Waa gooshiisi 4aad seasonka ugu yaraan 20 waa gaaraynaaa!!

🚨Gabriel Magalhaes iyo Bruno Guimaraes ugu danbayn wasoo dhamaysteen International Break, London ay dib ugu so laaban do...
03/10/2026

🚨Gabriel Magalhaes iyo Bruno Guimaraes ugu danbayn wasoo dhamaysteen International Break, London ay dib ugu so laaban doonaan.

Kulankii maanta 2nd half ay ciyaareen, Bruno G ayaana ahaa xiddiga ugu fursad abuurka badan ciyaarta.

Ilaa 10ka bisha inta ka horaysaysana way nasanayaan.

Welcome backk samba boys👏👏

Bukayo Saka ayaa kuso bilowday kulankii 3aad xiriir maanta ha is xoreeyo shabaqa hasoo taabto.Sidoi kale Konsa ayaa isna...
03/10/2026

Bukayo Saka ayaa kuso bilowday kulankii 3aad xiriir maanta ha is xoreeyo shabaqa hasoo taabto.

Sidoi kale Konsa ayaa isna kuso bilowday kulankiisi 2aa isagoo kulankii jug ku seegay.

Lewis skelly iyo Eze ayaa kaydka kaso muuqday.

🚨Gabriel Magalhaes iyo Bruno Guimares labaduba kaydka ay kuso bilowdeen kulanka xulkoodu wajahayo India.Balse siday u ba...
03/10/2026

🚨Gabriel Magalhaes iyo Bruno Guimares labaduba kaydka ay kuso bilowdeen kulanka xulkoodu wajahayo India.

Balse siday u badantahay way soo gallayaan 2nd half maadaama lagu heshiiyey in 11 bedel la sameeyo 2nd half.

Waana kulankoodii ugu danbeeyey ee qaramada good luck boys👏

Arsenal iyo International break (Day 7)➡️Saka, Eze, Konsa iyo Skelly (England) ayaa wajahaya xulka Croatia caawa 7:00 fi...
03/10/2026

Arsenal iyo International break (Day 7)

➡️Saka, Eze, Konsa iyo Skelly (England) ayaa wajahaya xulka Croatia caawa 7:00 fiidnimo.

➡️Gabriel iyo Bruno G (Brazil ) ayaa iyaguna kulan saaxiibtinimo wajahaya xulka India galabta abaaro 5:00 waana kulankoodi u danbeeyey.

➡️Zubimendi, Raya iyo Merino (Spain) ayaa iyaguna 9:45 fiidnimo wajahaya Czech Republic kulankoodi 3aad ee Nation league.

Good Luck boys👏.

Martin Zubimendi oo ka hadlaya inuu Rodri kaydka ugu jiro 🗣" waxaan ka mid ahay xulka aduunka ugu fiican, waxaana iga ho...
03/10/2026

Martin Zubimendi oo ka hadlaya inuu Rodri kaydka ugu jiro 🗣" waxaan ka mid ahay xulka aduunka ugu fiican, waxaana iga horeeya dhexda aduunka ugu fiican"

Laakiin Zubimendi ma xumo isna Pedri uu kala baxay kulankii lasoo dhaafay😂

Address

Al Swissri, Al Hay Al Asher, Nasr City, Cairo Governorate12
Cairo
44424

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mo Ducaale posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share