29/08/2026
Bisha Oktoobar waxay Barcelona u noqon doontaa mid adag, iyadoo 7 maalmood gudahood ciyaari doonta 3 kulan oo dhammaantood marti ah.
Waxa ugu yaabka badan ayaa ah in wax ka yar laba maalmood kadib kulanka Betis ay u safri doonaan Paris si ay ula ciyaaraan PSG. H**e ayaan u aragnay PSG oo xaaladaha noocan ah taageero ka hesha horyaalka Faransiiska, iyadoo dib loo dhigo kulan si ay si buuxda ugu diyaar garowdo Champions League.