08/08/2026
Manta waxaan Kulan Saxiibtino ah Laciyaarayna Fc Som Mettingen Waxaana kuciyaarayna Garoon Lagumagacaabo Garoonki Guusha Xagaas oon Home Kunahay
Ciyaartooyada Fc Som Lb oo ilaahada Wax Guuldara ah aan lakulmin waxaan ku dheerigelinaya inay Ciyaar wanaagsan oo Guul wadata Soo bandhigan