01/06/2024
Hambalyo dhalasho wacan 🎂👩🎨🎈
maanta oo kale (1, june, 2023 ), Saacadu markay ahaya 04:00 PM Waxaa ifka kusoo birtay Gabadheyda Yusra . Mahad oo dhami Allah awlaadas nagu irsaaqay ayay usugnaatay . ALXAMDULILLAH
Waxay ahayd maalin dareenkeenna aan lasoo koobi karin, waxay ahayd maalin aan nogonay AABO IYO HOOYO
NOQO AABO MIDII DIINTEDA, DADKEEDA IYO DALKEEDA
ANFACDA