Ali Jama

Ali Jama From confusion to clarity — The Reset guides you to emotional freedom, self-mastery, and a life you choose

13/06/2026

Waxan adigu aad Doonayso Sii dadka kale Dabadeedna Daawo Siday kuugu Soo Celiyaan Dheeraad.

12/06/2026

Noloshu waa sheeko Kuu Socota Adiga ee maaha Sheeko kugu Socota.

08/06/2026

The Key To The Human Game.

Buug Aan Qoraayay 10 Sano Ayaan soo wadaa.

27/05/2026

AMA Xanuun Baa ku Riixi AMA Hami Dheer Baa Ku jiidi, Adigu Dooro.

゚viralシ

22/05/2026

Ka soo bax sheekada wixii dhacay iyo waxa dhici doono oo noolow hada ileen Noloshu waa imika uune.

゚viralシ ゚

15/05/2026

Safar kun Talaaba ahi, Hal Talaabo ayuu ku Bilaabmaa.

09/05/2026

Ma Dareenkaaga ayaad u xidhnaan, Mise waad Xoroobi.

Address

Perth, WA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Jama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share