25/11/2017
Waa Lays Hayaa Caawa Labadda Laacib Ee Idinkaga Muuqda Sawirka Hoose Waa Labo Nin Oo Da'ahaan isku Fac ah, Balse Lacag Ahaan Sida Idin Muuqata Morata Ayaa lacag Badan Laga Bixiyay, Dhanka Kale Salah Ayaa Goolal Badan Horyaalka Iyo Waliba Champions Leaguega, Morata Ayaa Kadeeqsisan Salah Dhanka Caawimaada Goolasha, Labadda Laacib Xulkooda Qaranku Koobka Aduunka Waa Usoo Wadabaxeen, Dhanka Kale Labadan Laacib Waa Kala Dhiifoonyihiin Markii garoonka Lagu Jiro Mohamed Salah Ayaana Shaqo Badan.
Halkaa Markii Ay Mareyso, Labadaan Dhanka Kubada Farsamo Yaqaanada Ku Ah Caawa Waa Loofadhiyaa Midka Ka Noqon Kara Garoonka Wayn Ee Anfield Halyeeyga Kooxdiisa!
Haddaba Saaxiib, Fikirkaaga Kadhiibo Ciyaarta Caawa Oo Hel Abaal Marin Quruxbadan Oo Ay Rejo Cable TV Kuugu Tala Gashay Munaasabadan Awgeed.
Yaa badin kara Liverpool iyo Chelsea ?
Meeqo Ayay Natiijadu Ahaan Kartaa?
Goalka Ugu Horeeya Yaa Dhalin Doonaa?
Share? Comment? and Like Page?
Good Lucky!